Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 22, 2011
in Caafimaadka
0
CUDURKA JADEECADA OO KU FIDAYA GALGADUUD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Saraakiisha caafimaadka ee ka hawl gala gobolka Galgaduud, ayaa ku warramaya inay kordheen tirada  dadka qaadaya fayraska keena  cudurka jadeecada,iyagoo sheegay in dadkaasi uu haleelayo cudurka ay isugu jiraan dad waa weyn iyo carruur intaba.

goobaha ama xarumaha caafimaad ee la dhigay dadkaasi uu soo ritay cudurka jadeecada, waxaa ka mid ah cisbitalka Istarliin ee ku yaalla degmada Guri-ceel ee gobolkaasi , halkaas waxaa ku sugan hooyooyin  ku baxnaaninaya carruurtooda.  haddaba qaar ka mid ah hooyooyinkaasi oo la hadlayay Idaacadda ERGO ayaa sheegay inay ka yimaadeen miyiga ku dhaw degmada Guriceel isla markaana ay cisbitalka ku hayaan carruurtooda, “shan bari ka hor ayuu cunuggeyga ku dhacay cudurkaan waligayna ma tallaalin, hadda waxaan helay gar gaar caafimaad waana ii fiican yahay wiilkeyga.”  sidaa waxaa tiri haweeney ka mid ahayd hooyooyin carrruurtoodu ay haysay jadeecada oo ku sugnaa cisbitalkaasi Istarliin oo ah cisbital ay gacanta ku hayso hay’adda MSF Belgium.

“Illaa iyo hadda waxa cisbitalkeena soo gaaray bukaanno qaba cudurka jadeecada kuwaasoo gaaraya illaa  labaatan iyo kow ruux,afar iyo toban ka mid ah waxa ay ahaayeen dad waaweyn halka toddoba ka mid ah dadkaasina ay carruur ahaayeen.” sidaa  waxaa idaacadda ERGO u sheegay Dr. Cabdullaahi Cabdicasiis Faarax Ganeey  oo ka mid ah dhaqaatiirta ka hawlgala cisbitalka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud. Dr Cabdullaahi ayaa intaas ku daray in dhibaatada ugu badan ay tahay dadka oo aan qabin tallaal isago sheegay in tallaalku uu yaallo gobolka taasina ay tahay nasiib darro weyn.

Sidoo kale Dr. Axmed Sheekh Cumar oo kamid ah dhaqaatiirta ka hawlgala cisbitalka Hadiya oo ku yaalla degmada Caabudwaaq ayaa isaguna u sheegay idaacadda ERGO in cisbitalkooda la jiifiyay bukaanno qaba cudurka jadeecada oo gaaraya illaa soddon ruux saddexdii toddobaad ee ugu dambeysay,isagoo intaa raaciyay in dadkaasi ay isugu jiraan dad waaweyn iyo carruur intaba iyo in dadkaasi badankood laga kala keenay goobaha miyiga ah ee xiga xadka Ethiopia.

Si kastaba ha ahaatee hay,adda MSF Belgium  oo iyadu ah hay,adda maamusha cusbitalka Istarliin ee degmada Guri-ceel ayaa billowday tallaalka cudurkaasi Jadeecada xilli roobabkii Dayrta ay ka da,ayaan gobolka .

Abdifitah Hassan Farah/CC/MG/FM

Previous Post

Tahriibayaal Soomali iyo Etoobiyaan ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay waddanka Mozambique

Next Post

Dadka Lo’da ku dhaqda Baladweyne oo nafis-dhaqaale dareemay

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dadka Lo’da ku dhaqda Baladweyne oo nafis-dhaqaale dareemay

Dadka Lo’da ku dhaqda Baladweyne oo nafis-dhaqaale dareemay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo