Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 14, 2011
in Caafimaadka
0
OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXilli roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka deegaanka ay ka curteen deegaanno ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool, ayaa haddana waxaa jira nadaafad darro ka dhalatay roobabka isla markaana sababay inay dillaacaan cudurrada ka dhasha biyaha.

nadaafad darrada ka jirta xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo, waxaa ka hadlay saraakiisha caafimaadka oo sheegay in cudurrada ka dhasha ay wada saameyn karaan dadka ku nool xaafadahaasi.

Kadib markii deegaannada qaarkood ay ka dillaaceen cudurro uu ka mid yahay shubanka, ayaa maamulka degmada Baydhbo wuxuu dar dar geliyay hawlo nadaafadeed oo markii hore ka soconayey xaafadaha magaalada, waxaana ololaha ka qeyb galaya bulshada ku nool xaafadaha oo iskaashanaya.

Xasan Ibraahim oo kamid ah hawlwadeennada loo xilsaarey ololaha nadaafadda ayaa sheegay, in tan iyo markii ay billaabeen dadaallada la xiriira nadaafadda ay qaadeen tallaabooyin muhiim ah oo si weyn u saaciday nadaafadda iyo soo celinta  bilicda magaalada.

Xasan wuxuu sheegay inay soconayaan qorshayaal lagu ballaarinayo nadaafadda, isla markaasina la gaarsiin doonno xaafado fog fog oo ku yaalla duleedyada magaalada Baydhabo.

Tallaabadaasi waxaa soo dhoweeyay dadka deegaanka,  iyadoo haatan ay ku soo beegantay xilli roobab mahiigaan ah ay ka da’ayaan gobolka kuwaasi oo markasta saraakiisha caafimaadku ay sheegayaan in ay ka dhalan karaan cudurro haddii aan la sameyn dadaallo la xiriira caafimaadka, wacyigelinta iyo nadaafadda.

Wixii ka dambeeyay markii ay billowdeen dadaallada nadaafadda la xiriira, waxaa dib u soo laabtay bilicda magaalada iyadoo lagu guuleystay nadiifinta waddooyin badan oo ay yaalleen khashin fara badan iyo kuwo ay biyaha roobka dhex ceegaageen.

Cabdicasiis Cabdinuur/FM

Previous Post

CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILLAACAY DEGMADA DHOOBLEY

Next Post

Dadka qooqaani oo codsanaya in gargaar dhinaca hawada ah la gaarsiiyo

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dadka qooqaani oo codsanaya in gargaar dhinaca hawada ah la gaarsiiyo

Dadka qooqaani oo codsanaya in gargaar dhinaca hawada ah la gaarsiiyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo