Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILLAACAY DEGMADA DHOOBLEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 14, 2011
in Caafimaadka
0
CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILLAACAY DEGMADA DHOOBLEY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo dhibaatooyin dhanka caafimaadka ah, ay muddooynkii ugu dambeeyay ka tagnaayeen  degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose iyo deegaanno hoos yimaada ayaa haddana waxaa  lagu soo warramayaa in cudurka daacuunka lagu arkay tiro dad ah oo u badan Haween,Carruur iyo dad da’ ah kuwaasoo hataan lagula tacaalayo cisbitaalka Dhoobley iyo xarumo gaar ah oo loogu talagay in dadkaasi lagu cawiyo.

Saraakiisha Caafimaadka ee degmadaasi, ayaa Raadiyaha ERGO u xaqiijiyay in kiisas la xariira cudurka daacuunka ay ku arkeen illaa 30 qof oo markii hore loo malenayay inuu hayo cudurka shuban biyoodka.

Dr. Cabdi Ceydiid, oo ah guddoomiyaha cisbitaalka degmada Dhoobley oo wareysi gaar ah siinayay Raadiyaha ERGO ayaa sheegay, in cudurka Daacuunka ee Dhoobley ka dilaacay ay sabab u tahay dhibaatooyin badan oo isbiirsaday kuwaasoo ay ka mid yihiin bakhtiga xoolihii ay abaarta laysay oo dhoobley iyo hareeraheeda daadsan iyo biyo aan nadiif ahayn oo ay dadka deegaanku isticmaalaan.

“ka dib markii abaarihii laga soo gudbay roobna uu da’ay, waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay ka taagnaa degmada Dhoobley iyo deegaannada hoos taga cudurrada faafa ee ka dhashay biyaha, waxaana sababay nadaafad darro jirta”. Ayuu yiri Dr. Cabdi.

Agaasimaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay, in iyagoo kaashanaya ganacsatada deegaanka ay Xarun gaar ah u sameeyeen dadka uu soo ritay cudurka daacuunka halkaasoo ay ugu sameeyaan adeegyada caafimaadka iyo fuuq celinta ay dadkaasi u baahan yihiin.

Ugu dambeyntii waxaa uu  hay’adaha Samafalka ugu baaqay in gacan banii’aadannimo loo fidiyo boqollaal qoys oo aad u tabaaleysan kuwaasoo u bdan dad sabool ah.

Khadar/FM

Previous Post

Beeralleyda gobolka Gedo oo ka caga jiidaya inay qotaan beeraha.

Next Post

OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO

OLOLE NADAAFADEED OO KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo