Sanadkasta marka la soo gaaro xilliyadan, waxaa ka qabsooma deegaannada Puntland ololahan Tallaalka maalmaha caafimaadka hooyada iyo dhallaanka kaasoo ay...
Olole tallaal oo ka socday muddo toddobaad ah MCH-yada afarta xaafadood ee magaalada Beledweyne ayna fulinayeen ururro caafimaad oo maxalli...
Sida ay Raadiyo Ergo u sheegeen saraakiisha caafimaadka magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo, waxaa halkaas ka taagan dhibaato caafimaad...
Isbitaalka guud ee magalada Laascaanood qaybtiisa Qaaxada ayaa waxa haysata cuno iyo daawo la’aan daran, iyadoo arrintan ay sababtay in qaar badan...
Qaar ka mid ah dadkii ugu darnaa ee ku dhaawacmey duqeyntii diyaaradaha Kenya ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ayaa xaaladdooda...
Sida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka illaa saddex ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen carruur aad u yar yar...
Mashruuc qalliin ah oo ay ka faa`ideysanayaan dad aad u fara badan oo qaba xanuunno kala gaddisan ayaa wuxuu ka...
Qodobo uu soo saaray maamulka magaalada Baydhabo ayaa baaq loogu jeediyay dadka ku nool xaafadaha kala duwan ee magaalada, iyadoo...
Degmadda Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Togdheer, waxay ka mid tahay magaalooyinka ku teedsan xadka Soomaaliya ay la wadaagto Itoobiya,...
Maamulka cisbitaalka dhexe ee gobolka Bay ayaa sheegay inay sii kordhayaan dadka la xanuunsanaya cudurro ay ka mid yihiin duumada...
IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo