Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

MAAMULKA BAYDHABO OO KA DIGAY HALISTA QASHINKA WADDOOYINKA LA DHIGO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 26, 2011
in Caafimaadka
0
MAAMULKA BAYDHABO OO KA DIGAY HALISTA QASHINKA WADDOOYINKA LA DHIGO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQodobo uu soo saaray maamulka magaalada Baydhabo ayaa baaq loogu jeediyay dadka ku nool xaafadaha kala duwan ee magaalada, iyadoo maamulka uu codsaday in dhammaan bulshada gobolka ay u istaagaan ka shaqeynta nadaafadda maaddaama ay jiraan cudurro ka dhasha goobaha wasakheysan.

Maxamed Ibraahim Cali, oo ah sarkaal ka tirsan maamulka hoose ee degmada ayaa warbaahinta u aqriyay qodobada ka soo baxay xafiiska degmada isagoo xusay in haddii aan laga shaqeynin nadaafadda ay sii kordhayaan cudurro ay duumada ay ka mid tahay.

Wuxuu baaq u diray dhammaan dadka ku nool xaafadaha magaalada, isagoo si gaar ah u xusay goobaha la doonayo in ololaha nadaafadeed  laga sameeyo.

Xaalado caafimaad darro oo qaarkood la xiriira horumar la`aanta nadaafadda ayaa kamid ahaa xanuunno dad fara badan ay la jiifaan, kuwaasi oo tan iyo horraantii bishan ku sii kordhayay xaafadaha iyo qaarkamid ah deegaannada hoostaga magaalada Baydhabo.

Cudurka duumada ayaa ka mid ah xanuunka sida weyn haatan uga jira gobolka, waxaana dadka ugu badan ee la xanuunsanaya cudurka ay yihiin haween iyo carruur aan heysan gar gaar caafimaad oo dhammeystiran.

Maxamed Ibrahim oo ka mid ah maamulka, ayaa digniin u jeediyay ganacsatada gaar ahaan shaqaalaha goobaha laga cunteeyo kuwaasi oo lagu eedeeyo in biyo wasakheysan ay ku shubaan hareeraha waddooyinka.

Baaqa iyo digniinta nadaafadda la xiriirta ee ka imaanaya maamulka, ayaa ku soo beegmaya xilli cisbitaalka gobolka ay jiifaan bukaanno la xanunsanaya cudurka duumada kuwaasi oo uu asiibay xanuunka markii isbeddel uu ku yimid midabka biyaha ku jira goobaha biyo fariisinka ah ee u dhow xaafadaha waxaana halkaasi saraakiisha caafimaadku ay sheegeen in ay ka dillaacaan cudurro shubanka iyo duumadu ay ka midyihiin.

Si kastaba maamulka ,ayaa ku hawlan dayactirka qaar kamid ah buundooyinka magaalada iyo dib u dhiska goobaha bur bursan ee ay fariistaan biyaha, waxaanna tallaabadaasi soo dhoweeyay dadka ku dhaqan xaafadaha.

Cabdicasiis Koronto/MG/FM

Previous Post

QASAARE KA DHASHAY SHIL-GAARI OO KA DHACAY TUULADA FARLIBAAX EE GOBOLKA HIIRAAN

Next Post

DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA

DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo