Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 27, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBannaanbax ballaaran oo ay ka qeybgaleen dadweynaha ku dhaqan degmaga Guricee,l ayaa waxay  ku muujiyeen sida ay uga xun yihiin dil dhawaan shaqaale ka tirsanaa barnaamijka cuntada adduunka loogu gaystay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Bannaanbaxa oo ay soo qaban qaabiyeen bulshada rayidka ah, ayadoo ay ka qeybgaleen ardayda dugsiyada wax ka barta, Culumaa`uddiinka Ahlusunna iyo Ganacsatada  ayaa wuxuu daba socday cambaareyn ka soo yeeraysay odayaasha iyo waxg aradka bartamaha Soomaaliya oo ay ku dalbanayaan in tallaabo laga qaado ciddii isku daydaa qalqalgelinta amniga deegaannadaas.

Dadweynaha ayaa waxay socod ku mareen waddada shaaraca ah ee degmada Guriceel, iyadoo ay halkaasi kula hadleen mas`uuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu-sunna Waljameeca

Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow , oo ah guddoomiyaha golaha fulinta Ahlusunna ayaa dadweynaha u xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay ninkii dilkaasi ka dambeeyay, ayna ku hayaan baaritaan arrintaasi la xiriirta “ Sharciga ayaa la soo taagi doonaa, isaga iyo ciddii kale ee ay ku caddaato dambiga.” ayuu yiri sheekhu.

Qaar kamid ah dadkii ku hadlayay magaca ururrada bulshada rayidka ah, ayaa goobta ka sheegay in sida loogu baahanyahay in loogu midoobo amniga si looga hortago dadka isku daya carqaladeynta amniga.

Bannaanbaxa ayaa yimid xilli ay maalmo ka hor nin hubeysan uu dil u geystay 3 ka mid ah shaqaalaha samafalka, kuwaasi oo laba ka tirsan ay u shaqaynayeen barnaamijka cuntada adduunka.

Previous Post

MAAMULKA BAYDHABO OO KA DIGAY HALISTA QASHINKA WADDOOYINKA LA DHIGO

Next Post

SHIL BAABUUR OO LAGU HOOBTAY OO MUQDISHO KA DHACAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
SHIL BAABUUR OO LAGU HOOBTAY OO MUQDISHO KA DHACAY

SHIL BAABUUR OO LAGU HOOBTAY OO MUQDISHO KA DHACAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo