Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SHIL BAABUUR OO LAGU HOOBTAY OO MUQDISHO KA DHACAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 28, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
SHIL BAABUUR OO LAGU HOOBTAY OO MUQDISHO KA DHACAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDad gaaraya illaa 10 ruux ayaa geeriyooday, ku dhowaad 40 kalena waay dhaawacmeen ka dib markii gaari ay saarnaayeen uu shalay gelinkii dambe kula rogmaday meel u dhow saldhigga Waabari ee waddada Maka Almukarrama ee magaalada Muqdisho.

Shilkaasi ayaa waxaa dhammaan dadka ay waxyeelladu ku soo gaartay ay ahaayeen taageerayaal ka soo laabtay ciyaar kubadda cagta ah oo ku qeybsanayd tartan ciyaareedka degmooyinka gobolka Banaadir.

Sida uu noogu soo warramay weriyeheenna magaalada Muqdisho Yuusuf keynaan, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa u gurmaday boqollaal ka mid ah dadka reer Muqdisho iyo ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika oo goobtaasi ka ag dhawaa.

Saraakiisha caafimaadka cisbitaalada Muqdisho, ayaa saaka xaqiijiyay in illaa 3 k amid ah dhaawacyadii shalay la gaarsiiyay ay dhinteen, iyadoo ay ku dadaalayaan in xaaladdooda wax laga qabto.

Shilkan ayaa noqonayaa kii ugu darnaa ee sanadkan 2011ka ka dhaca magaalada Muqdisho, oo inta badan dhacdooyinka ka dhaca ay yihiin dagaallo iyo iska horimaadyo dhex mara dhinacyo iskhilaafsan.

Previous Post

DIBADBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILALKA SHAQAALAHA SAMAFALKA

Next Post

GO`AANKA LAGU XIRAYO XAWAALADAHA SOOMAALIDA EE MAREYKANKA OO WALAAC LAGA MUUJIYAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
SHILLINKA OO QIIMAHIISU HOOS U DHACAY AYAA SAAMAYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL MAGAALADA HARGAYSA

GO`AANKA LAGU XIRAYO XAWAALADAHA SOOMAALIDA EE MAREYKANKA OO WALAAC LAGA MUUJIYAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo