Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

XANUUNNO KU SOO BADANAYA GARBAHAAREEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
February 15, 2012
in Caafimaadka
0
XANUUNNO KU SOO BADANAYA GARBAHAAREEY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSida ay Raadiyo Ergo u sheegeen saraakiisha caafimaadka magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo, waxaa halkaas ka taagan dhibaato caafimaad oo ay dhaqaatiirta ku sheegeen inay ku tahay khatar bukaanno fara badan.

Howlwadeennada caafimaadka magaaladaasi ayaa sheegay in muddo ka yar hal toddobaad  ay soo gaareen in ka badan 150 qof oo ka cabanaya xanuunno isugu jira shuban iyo duumo, taasoo muujineysa sida ay u badan yihiin bukaannad iyo sida ay halis u tahay xaaladda caafimaad ee dadka ku nool halkaasi.

Saraakiisha caafimaadka waxay intaas raaciyeen in cudurrada ka jira gobolka, gaar ahaan magaalada Garbahaarrey ay aad ufara badan yihiin, laakiin kuwa ugu badan oo ay dadku la xanuunsanayaan ay ugu daran yihiin sida duumada oo la tilmaamay iney si weyn u jirto, shubanka iyo nafaqo darro baahsan.

Dr. Aadan Goomeey oo ah maamulaha cisbitaalka Garbahaarrey ayaa u sheegay Raadiyo Ergo, inay bishii qaabilaan bukaanno kor u dhaafaya 1,500 oo qof sida uu sheegay.

“Seddex cudur baa hadda ugu badan cudurrada ay qabaan dadka naloo keeno, waxaana ka mid ah duumada, 1,500 oo qof oo 1 bil ah aanu qaabilnay, waa tiro aad u badan runtii.” ayuu yiri Dr. Aadan Goomeey.

Dr.  Aadan oo ka hadlayay sababta keentay in heerarka nafaqo darro ay sare u kacaan, ayaa wuxuu sheegay in beerihii oo aan wali soo go`in (la guran), iyo baahidii oo wali sii jirta ay tahay dhibaatada ugu badan.

“ Marka aanu ka hadlayno shubanka waxaa sabab u ah dadka oo caba biyo aan nadiif ahayn, oo ay wada isticmaalaan iyaga iyo xoolaha.”

Horraan ayaa waxaa jirtay cabashooyin noocaas ah oo ka soo baxayay howlwadeennada iyo bukaannada cisbitaalka degmada deg  Ceel-Waaq ee gobolka Gedo

Nuur Cali Faarax/MG/FM

Previous Post

QIIMAHA CUNTADA QUUTUL DARUURIGA AH EE SOOMAALIYA

Next Post

Barakac ka taagan Ceelasha biyaha

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Barakac ka taagan Ceelasha biyaha

Barakac ka taagan Ceelasha biyaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo