Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakac ka taagan Ceelasha biyaha

admin by admin
February 15, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakac ka taagan Ceelasha biyaha

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Ceelasha Biyaha:- Barakac xooggan ayaa wali ka soconaya degaannada loo barakacay ee ku yaalla inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye, deegaannada ugu badan oo ay dadku billaabeen inay isaga barakacaan waxaa ka mid ah Ceelasha biyaha, Km13, Garasbaalley, Calamada iyo degaanno kale oo ku yaalla nawaaxigaas, waxaana ay qoysasku ku barkacayaan gaadiidka xamuulka qaada, qoysas kale ayaa iyaguna cagahooda maalaya.

“Waxaan ku suganahay xaalad aad u cabsi badan, dadkuna waxay billabeen inay firxadaan, inta badan dadku ma haystaan qorsho ku salaysan barkacooda iyo halka ay beegsanayaan, badi dadku waa masaakiin aan haysan meel ka horreysa iyo hooy ay ku tashanayaan.” Sidaa waxaa Raadiyo Ergo u sheegtay Faaduma Maxamuud oo ka tirsan dadka ku nool deegaanka Ceelasha biyaha, Faaduma ayaa intaasi sii raacisay “Xalay iyo habeen hore waxaan ku seexannay cabsi, ma jirto meel aan ka baxno waddadii aadi jirtay Xamar way go,antahay oo waxaa deggan ciidamo iska soo hor jeeda, waxaa jira gaadiid ka soo wareeganaya Afgooye oo sii maraya dhankaas iyo Shabeellada dhexe, halkaana Xamar ka soo galaaya midkaasina waa qaali oo waxaa lagu raacayaa illaa lacag gaareysa $ 300, waan yaabannahay runtii waxaan codsanaynaa in colaadda nalaga joojiyo.”

Dadkaan ka barakacaya deegaannada barakacayaasah ee ku qulqulaya magaalada Muqdisho, ayaa iyagu isugu jira kuwo noloshoodu ay aad u hooseyso iyo qaar kale oo iyagu noloshoodu ay dhex dhexaad tahay , dadku waxay lugeynayaan waddada hareeraheeda, qaarkood waxay dusha ku sitaan carruur yar yar iyo maacuun, qaar kalana waxay diyaarsadeen gaadiid ay ku guuraan, maamulka islaamiga ah ee ka taliya degaannadaasi ayaa u sheegay shacabka inay is dejiyaan barakacana ay joojiyaan, hase yeeshee cabsida haysata dadka ayaa ka dhigtay amarka mid ay dadku u dhega nuglaan wayaan .

Deegaanka km13 waxaa habeennadii ugu dambeeyay ku soo dhacayay madaafiic ay soo tuurayeen ciidamada midowga Afrika ee soo degay nawaaxiga Sar kuusta, taas ayaana ah mida keentay in dadku ay ku sii nagaadaan degaannadooda.

Si kastaba ha ahaatee deegaanka oo ay ka jirto cabsi lixaad leh ayaanay imika ka jirin wax rasaas ah oo ay dhinacyadu is weydaarsanayan, hase yeeshee waxaa laga cabsi qabaa inay iska hor imaadyo iyo duqeymo madaafiic ah ay ka dhacaan halkaasi.

Cabdisamad Cabdulqaadir/MG/FM

Previous Post

XANUUNNO KU SOO BADANAYA GARBAHAAREEY

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha: Bannaynta guryaha dawladda ayaa dhinaca kalena keeni karta kororka tirada barakacayaasha

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha: Bannaynta guryaha dawladda ayaa dhinaca kalena keeni karta kororka tirada barakacayaasha

Wasiirka arrimaha gudaha: Bannaynta guryaha dawladda ayaa dhinaca kalena keeni karta kororka tirada barakacayaasha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo