Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 26, 2012
in Caafimaadka
0
XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQaar ka mid ah dadkii ugu darnaa ee ku dhaawacmey duqeyntii diyaaradaha Kenya ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ayaa xaaladdooda Caafimaad laga deyrinayaa, ka dib markii 3 ka mid ah dhaawacyadaasi oo dhowaan la keenay deegaanka islamarkaana lagu daaweynayey  Xarun Caafimaad oo ku taalla gudaha Magaalada Baardheere ay Takhaatiirta la tacaalaya caafimaadka bukaanadaasi ay sheegeen in bukaannada qaar ayan waxba u qaban Karin, adeegga iyo qalabka caafimaad oo ku yar darteed..

Aadan Diyaad Xiirey, oo ah Aabbaha labo  ka mid ah dadka dhaawaca ah oo la hadlayey Raadiyo Ergo ayaa wuxuu ka warbixiyay in dhaawacyada dadkii ugu darnaa ee dhowaanahanba lagu daryeelayey Caafimaadkooda Isbitaalka Magaalada Baardheere oo xarun caafimaad ay leeyihiin Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed  in dhaqaatiirtu ay ku wargeliyeen in ayan waxba ka qaban karin adeegyada Caafimaad ee ay u baahan yihiin Bukaannadaasi oo gaaraya illaa 3 ruux oo ay ku jiraan 2-carruur ah oo 6-sano jir ah iyo nin kale oo dhalin yaro ah oo 25 sano jir ah.

Aadan ayaa dhinaca kale wuxuu sheegay in dadka dhaawacyada ay ka qabaan qaybaha lugaha, feeraha iyo Maskaxda, islamarkaana ay u baahan yihiin qaliinno, isagoo xusayna in dhibaatada ugu badan ee haysata bukaannadaasi ay tahay  firirka gantaallada oo jirkooda galay, shook ay ka qaadeen duqeymahaasi iyo waxyeello ka soo gaartey Sunta kiimakada ee gantaalladii ay ridday diyaaradda.

Waxaana uu tilmaamay in dadka dhintey iyo kuwa dhaawaca ahba markoodii ay la dhibaateysnaayeen abaaraha ku dhuftay gobollo ka tirsan Koonfurta Soomaaliya, ayna ugu sii darsoontay duqeynta Kenya iyo weliba walwalka .

Si kastaba ha haatee 2-dii bishii 12-aad ee sanadkii la soo dhaafey ayey ahayd markii ay diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqeymo xooggan ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan gobolka Gedo, waxaana duqeyntaasi ku naf waayey illaa 3 ruux, halka illaa 8 ruux oo kalena ay ka soo gaareen dhaawacyo, dadka dhintey iyo kuwa dhaawaca ayaa dhammaantoodba ahaa xoolo dhaqato reer guuraa ah.

Saalixi/MH/FM

Previous Post

50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

Next Post

XAFIISKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIYA OO DIB LOO FURAY 22 SANO KA DIB

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
XAFIISKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIYA OO DIB LOO FURAY 22 SANO KA DIB

XAFIISKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIYA OO DIB LOO FURAY 22 SANO KA DIB

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo