Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 25, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTiro dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku jirtay ayaa meydadkooda laga helay xeebaha wadanka Liibiya, doon ay saarnaayeen tiro ku dhow 50 Soomaali ah oo saarnaa doonta kana baxday xeebaha Tripoli 13 bishaan ayaana la xajiiyey inay badidoodu dhinteen.

Wararku waxay sheegayaan in 15 ka mid ahi ahaayeen haween, Cabdiraxmaan Maxamed Happy oo ah weriye Soomaaliyeed kuna sugan magaladda Tiriboli ee xarunt a Liibiya ayaa Radio Ergo u sheegay in dadkaan oo ka safray magalada xeebaha Tiriiboli muddo warkooda la waayey waxaana shalay safaaradii Soomaalid soo wacday warbaahinta, kadib  ayaan aadnay magaaladda Misrata oo caasimadda u jirta h 450 km oo maydad badani ka soo caaryeen, markay gaareen Misrata ayuu weriyuhu sheegay inuu indhihiisa ku soo arkay.

“Waxaan aragnay dadkii maydka ahaa oo ku jira qaboojiye  waxay kala ahaayeen 12 haween ah, 2 rag ah iyo ilmo ka yar 2 bilood, dadka doonta saarani waxay ahaayeen 50 qof waxaana maydkooda la helay 15 keliya, waxaana loo badinayaa in dadkii doonta saarnaa ay badi wada dhinteen inkastoon raq iyo ruux lahayn 35kii qof ee kale”

Weriyuhu wuxuu sheegay in arintaani ka dhacday badda Liibiya oo aysan doontu ka fogaan, markii ugu wardanbaysay waxay taleefoonka Turaahaya ay kula soo xiriireen Safaaradii Soomaalida una sheegeen in matoorkii doontu ka xumaaday, kadibna warkoodii waa la waaweyey ilaa maydadkoodu ka soo caaryey xeebta magaalada Misraata, dhamaanna dadka doonta saarnaa waxay ahaayeen dad Soomaali ah oo dhalinyaro u badan, waxayna doontu ka shiraacatay xeebaha Liibiya 13iia bisha January, maydadkii ugu horeeyeyna waxaa xeebaha laga helay 18kii January,

Golaha maamulka kumeel gaarka ah ee Liibiya NRC ayaana gacan ka geystey in dadkaas maydadka ah la soo guro lana geliyo qaboojiyayaal, wuxuuna weriyuhu sheegay inuu isagu aqoonsaday dhamaan 15ka qof ee maydka ahi inay yihiin Soomaali.

Golaha NRC oo awoodiisu aad u yartahay ayaan iyagu joojin karin tahriibka ay dadka Afrikaanku kaga talabayaan bada u dhaxaysa Libiya iyo Talyaaniga, waxaana jira inta badan dadka Soomaalidu inay aad ugu safraan hanaankaas tahriibka, mana ahan dhacdadii ugu horaysay oo muhaajiriin Soomaali ahi ku dhintan, sanadkii 2009 ayaa doon siday 200 oo qof Soomaali ah ay ku qaraqmeen bada iyagoona ku dhintay safarkoodii, dhacdadaan ay 50ka qofi ku xaraqmeenna waxay noqonaysaa tii ugu danbaysay ee dhacda.

MH/MG

Previous Post

SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY

Next Post

XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

Related Posts

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 18, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY-2026

IDAACADDA 19-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo