Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY

admin by admin
January 25, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay’adda qaxootiga danmark ee magaceega loo soo gaabiyo DRC ayaa si diiran u soo dhawaysay tallaabadii lagu soo furtay labo kamid ah shaqaalahooda oo 15kii October sanadii tagtay kooxo hubeysan ay ka qafaasheen Gaalkacyo.

DRC oo war qoraal ah boggeeda ku daabacday ayaa xaqiijisay in labadii la hayste ee Jessica Buchanan iyo Poul Hagen Thisted la badbaadiyey subaxnimadii hore ee arbacadii manta.

Weriye radio Ergo ka tirsan oo jooga degmada Cadaado ayaa ku waramay in ay inkabadan sided burcad ah ay ku dhinteen weerarkaasi oo hiirtii hore saaka ka dhacay tuulada la yirahdo Higlaale oo qiyaas ahaantii 45 Kms waqooyi bari ka xigta degmada Cadaado.

Ann Mary Olsen, oo ah madaxa xiriirka caalamiga ah ee DRC oo iyadoo ku sugan Copenhegan telefoonka ugu warantay radio Ergo ayaa waxa ay sheegtay in  Jessica Buchananoo ah gabadh u dhalatay Mareykan iyo Poul Hagen Thisted oo ah Dheenish ay hadda badqabaan, ayna ku sii socdaan goob ay ku nasan doonaan.

Ann Mary ayaa dadka soomaaliyeed iyo asxaabta guud ahaan uga mahadcelisay dadaalkoodii la xiriiray sidii loo siid eyn lahaa labada shaqaallaha samafalka ah, waxaana ay sheegtay in hay’addoodu ay hubin doonto sidii loo caawin lahaa Paul iyo Jessica sidii ay uga soo kaban lahaayeen dhibaatadii ay soo mareen, ayna dib ula midoobi lahaayeen qoysaskoodii.

Mar Ann Mary Olsen wax laga waydiiyay haddii DRCda ay dib uga cudboonaysiinayso howlihii ay ka waday Galmudug State oo ay hakisay dabayaaqadii sanadkii tagay ayay sheegtay in ay hadda tahay waqti hore in laga jawaabo su’aashaas balse waxa ay ku celisay balanqaadkoodii ahaa in DRCdu ay sii wadi doonta howlaha gargaar oo ay u hayso Somalida ku dhibaataysan gudaha wadanka.

Maxamed Gaarane

Previous Post

BOQOLLAAL QOYS OO KA CARARAY DAGAALKII BUUHOODLE OO U TALLAABAY XADKA ITOOBIYA

Next Post

50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo