Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

BOQOLLAAL QOYS OO KA CARARAY DAGAALKII BUUHOODLE OO U TALLAABAY XADKA ITOOBIYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 24, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakac ka jira degmada Badhaadhe
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDeegaanka Buuhoodle oo toddobaadkii la soo dhaafay ay ka jireen xaalado colaadeed, ayaa boqollaal qof ay ka barakaceen guryahoodii,kuwaasoo u tallaabay dhinaca xuduudka Itoobiya.

Weriye ku sugan Buuhoodle, ayaa Raadiyo Ergo u sheegay inay jiraan sidoo kale dad kale oo badan oo degganaa goobaha miyiga ah ee hadda ciidamadu isku hor fadhiyaan oo iyagana ka hayaamay colaadaha jira.

Yuusuf Axmed, oo ah guddoomiyaha urur samafal oo la yiraahdo BYO oo gudaha ka hawlgala ayaa sheegay inaysan jirin cid caawisay dadkii barakacay oo badigoodu ku sugan tuulada Goob oo gudaha Itoobiya ku taal, ururkooduna ay gaarsiiyeen bacaha hoyga laga dhigto, waxaana jira cudurka shubanka oo carruurta waqtigaan soo ridanaya..

Hay`adda bisha cas ee Buuhoodle ayaa iyana sheegtay inay jiraan dad shicib ah oo ku dhaawacmay dagaalkii 15-kii bishan dhacay, kuwaasoo lagu daaweeyey goobo kala geddisan. Xilligaan oo lagu jiro abaar ayaa colaadaha ka jira deegaanka Buuhoodle ay saamayn ku yeesheen dadka deggan magaalada iyo miyigaba.

Hay`adda laanqayrta cas ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in cuntayaraantii ka taagnayd Soomaaliya ay hoos u soo dhacday iyadoo dadkuna ay ka soo kabanayaan macaluushii, waxayse qirtay ICRC in iska hor imaadyadu yihiin dhibaatada ugu daran ee waqtigan khatar gelinaysa kumannaan Soomaali ah.
FM/MH

Previous Post

GABAR LA IL DARAN XANUUN OO DALBATEY GARGAAR

Next Post

SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY

Related Posts

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 18, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY

SHAQAALIHII DDG EE KU AFDUUBNAA SOOMAALIYA OO LA BADBAADIYEY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY-2026

IDAACADDA 19-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo