Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

SADDEX QOF OO XAALADO CAAFIMAAD DARRO AH UGU GEERIYOODAY TUULADA DEG-ILLIMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 11, 2012
in Caafimaadka
0
SADDEX QOF OO XAALADO CAAFIMAAD DARRO AH UGU GEERIYOODAY TUULADA DEG-ILLIMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka illaa saddex ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen carruur aad u yar yar halka qofka  kalena uu ahaa qof da` ah ayaa xaalado caafimaad darro ah ugu geeriyooday Tuulada lagu magacaabo Degm-Illima, oo qiyaastii 12Km u jirta degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Labada carruurta ah ee geeriyootay ayaa waxay u geeriyoodeen cudurka Jadeecada oo ay maalmihii la soo dhaafay ay la xanuunsanaayeen, qofka kale oo isna ahaa qof da` ah ayaa wuxuu u geeriyooday xanuunnada Shuban biyoodka iyo Duumada oo iyaguna fara ba`an ku haya dadka ku nool tuulada Deg-Illima.

Maxamed Aadan Suraa, oo ka mid ah wax garadka tuuladaasi oo  la soo xiriiray Raadiyo Ergo ayaa sheegay in dadka  ay qabaan dhibaatooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, isagoo sheegay in labadii maalmood ee ugu dambeeyay cudurro ay ka mid yihiin Jadeecada iyo Duumada ay deegaanka ugu geeriyoodeen dad gaaraaya illaa Saddex qof halka ay la il daran yihiin oo ay la liitaan dad kor u dhaafaya 20 ruux.

” Tuulada Deg-Illimaa waa lagu dhib qabaa, dadka geeridiisa waa saddex qof, illaa 20-meeyo isugu jira carruur iyo dad waaweyn waa il daran yihiin, Jadeeco, Shuban biyood iyo Duumada ayaa fara ba`an dadka ku haya, wax caafimaad ah iyo adeegyo ah oo hadda tuuladaasi ka jirana ma jirto, marka xaaladda dadka Deg-Illima aad ayay helis ugu jirtaa.” ayuu yiri Max’ed Aadan Suraa oo kamid ah cuqaasha Tuulada Deg-illima.

Dadka ku nool tuuladaasi ayaa waxay la daalaa dhacayaan saameyntii ay ku reebeen abaarihii dalka ku dhuftay iyagoo ku waayay xoolahoodii, waxayna haatan ka codsanayaan hay`adaha samafalka inay ku caawiyaan adeegyo caafimaad oo deg deg ah.

Khadar Maxamuud/FM

Previous Post

MUHAAJIRIINTA SOOMAALIYEED EE KU SII QULQULAYA DALKA MUSAMBIIG OO SII KORDHAYA

Next Post

HAWEENKA U DOODA XUQUUQDA INSAANKA OO KA DAYRIYEY FALALKA KUFSIGA OO KU SII BADNAYA MAGAALADA MANDHEERA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
HAWEENKA U DOODA XUQUUQDA INSAANKA OO KA DAYRIYEY FALALKA KUFSIGA OO KU SII BADNAYA MAGAALADA MANDHEERA

HAWEENKA U DOODA XUQUUQDA INSAANKA OO KA DAYRIYEY FALALKA KUFSIGA OO KU SII BADNAYA MAGAALADA MANDHEERA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo