Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUHAAJIRIINTA SOOMAALIYEED EE KU SII QULQULAYA DALKA MUSAMBIIG OO SII KORDHAYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 11, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore illaa toddobaadyadii ugu horreeyay ee sanadkan cusub, ayaa waxaa soo kordhayay muhaajiriinta Soomaaliyeed ee galaya waddanka Musambiig kuwaasoo uga sii gudbaya waddanka dhaqaalaha loogu xisho ee Koofur Afrika, Soomaali kale ayaa iyaguna ku xir xiran dalka Tansaaniya xilli ay doonayeen inay ka sii gudbaan dalkaasi.

Wariyaheenna Koofurta Afrika inooga soo warrama Faarax Dubbad, ayaa sheegaya in bishan Janaayo keliya ay soo gaareen dalka Musambiig Soomaali gaareysa illaa 40 qof, taasoo ah tiradii ugu badneyd ee abid muddo gaaban soo gala dalkaasi iyagoo doonaya inay uga sii gdubaan dalka Koofur Afrika.

Muhaajiriinta Soomaaliyeed marka ay soo gaaraan dalka Tansaaniya waxay badanaa la kulmaan xarig, ciidamada xuduudaha dalkaasi jooga ayaa xira iyagoo isku dayaya inay si dhuumasho ah ugu gudbaan dalka Musambiig. Marka ay gaaraan dalkaasi ayaa waxay galaan xeryo qaxooti ah kuwaasoo muddo ka dib ay si iskood ah uga sii tallaabaan dalka Koofur Afrika.

Muhaajiriin u badan Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa sanad walba gala dalka Koofur Afrika, kuwaasoo safarro dhaadheer u soo gala sidii ay mar un u tegi lahaayeen dalkaasi oo ay mukhallasiinta soo wada ugu sheegaan inuu leeyahay fursado shaqo oo aad u wanaagsan.

Dhowaan ayay ahayd markii muhaajiriin Soomaaliyeed oo gaari xamuul ah uga gudbayay dalka Musambiig ay ku neef qabatoobeen gudaha gaariga oo kor looga qafilay, sidaasna ay in ka badan 10 ka mid ahaa ay ugu geeriyoodeen.

Faarax Dubbad/FM

Previous Post

XAALADDA QAXOOTIGA SOOMAALIDA AH EE KU NOOL XERADA AL-KHARAS EE DALKA YEMEN

Next Post

SADDEX QOF OO XAALADO CAAFIMAAD DARRO AH UGU GEERIYOODAY TUULADA DEG-ILLIMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE

Related Posts

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
Next Post
SADDEX QOF OO XAALADO CAAFIMAAD DARRO AH UGU GEERIYOODAY TUULADA DEG-ILLIMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE

SADDEX QOF OO XAALADO CAAFIMAAD DARRO AH UGU GEERIYOODAY TUULADA DEG-ILLIMA EE GOBOLKA JUBBADA HOOSE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 29-AUG-2026

IDAACADDA 29-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 29-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-AUG-2026
August 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-AUG-2026
August 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-AUG-2026
August 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-AUG-2026
August 25, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo