Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

XAALADDA QAXOOTIGA SOOMAALIDA AH EE KU NOOL XERADA AL-KHARAS EE DALKA YEMEN

admin by admin
January 10, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKu dhowaad hal malyuun oo qaxooti ah oo isugu jira Soomaali, Itoopiyaan, Eriteriyaan iyo dad kale oo Afrikaan ah ayaa taga dalka Yemen, dadkaas oo qaarkood ay yemen uga sii gudbaan Sucuudiga waxaana kuwooda awoodi waaya ay galaan xeryaha qaxootiga koonfurta waddankaasi ku yaalla.

Xerada Al-Kharas oo ku taalla koonfur galbeed ee Yemen, ayaa waxaa Soomaalida ku nool ay ka cabanayaan dhibaatooyin isugu jira saboolnimo daran iyo adeegyada caafimaadka oo aan ku filnayn.

Weriye Maxamed Maxamuud Muuse oo deggan dalkaasi yemen indhahiisana ku soo arkay xaaladda nololeed ee ay ku suganyihiin dadka Soomaaliyeed, wuxuu sheegay in dhibaatooyinka ugu badan ee Soomaalida halkaas ku haysta ay ugu weyn yihiin adeegyada caafimaadka oo aad ciriiri ugu ah qaxootiga iyo nolosha qaxootinnimo oo in badan u horseeday saboolnimo.

Dhibaatooyinka iyo nolol xumada Soomaalida ku dhaqan dalka Yemen, ayaa waxaa u sii dheer dilal ay kala kulmeen kooxaha dagaallada ay ku dhex marayaan waddankaasi, iyadoo dhacdadii ugu dambaysayna dhawaan laba wiil oo Soomaali ah ay ku dhinteen is rasaasayn dhinacyo hubeysan ku dhex martay caasimadda Sanca.

Sida uu Raadiyo Ergo u xaqiijiyay weriye Maxamed Maxamuud Muuse, waxaa iyana dhawaanahan qeybo ka mid ah dalka Yemen ay kooxo hubeysan afduub ugu geysteen dad qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo ehelladooda la waydiistay madax furasho gaaraysa in ka badan 1500 oo doollar.

Yemen waxay ka mid tahay meelaha  ay joogaan qaxootiga ugu tirada badan caalamka oo dhan.

Weriye Maxamed Maxamuud/MG/FM

Previous Post

DUQEYMO KA DHACAY GEDO OO CABSI XOOGGAN ABUURAY

Next Post

MUHAAJIRIINTA SOOMAALIYEED EE KU SII QULQULAYA DALKA MUSAMBIIG OO SII KORDHAYA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Barakacayaasha Ceelcade oo dhibaatooyin haystaan

MUHAAJIRIINTA SOOMAALIYEED EE KU SII QULQULAYA DALKA MUSAMBIIG OO SII KORDHAYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo