Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DUQEYMO KA DHACAY GEDO OO CABSI XOOGGAN ABUURAY

admin by admin
January 9, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Barakac ka taagan Berdaale iyo Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDuqeymaha dhinaca cirka ah iyo howlgallo ciidan oo is barbar socda ayaa lagu soo warramayaa inay barakiciyeen boqollaal qoys, iyagoo waxyeellana ay soo gaartay tiro kale oo rayid ah.

Deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koofur galbeed Soomaaliya ayaa ka mid ahaa meelihii ugu dambeeyey ee maalmihii la soo dhaafay dagaallo culus iyo duqeymo dhinaca cirka ah ay ka dhaceen, iyadoo dhaqdhaqaaqyadaasna ay cabsi xooggan iyo walaacba ku abuureen dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool  dhulka miyiga ah , kuwaas oo qaarkood ay haatan billaabeen inay barakacaan ka dib markii ay u gagsan waayeen  guuxa diyaaradaha hawada dul heehaabaya.

Sida ay ku warrameen goob joogayaal ah oo ku sugan tuulada Daableey barakac xooggan ayaa wali ka sii soconaya deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halkaas oo duqeyn dhinaca cirka ah ay diyaarado ka gaysteen deegaanka Daableey.

Sheekh Maxamed Deerow oo ah guddoomiyaha tuulada Daabley ayaa  Raadiyo Ergo u sheegay in goobaha la duqeeyay ay ka mid ahaayeen baro ganacsi iyo goobo ay degganyihiin dad rayid ah, halkaas oo uu dhaawac ku soo gaaray labo qof oo rayid ah.

Sheekh Maxamed ayaa tilmaamay in cabsi darteed ay dadka qaarkood guryahooda uga baxeen, iyadoo ay jiraan tiro kale oo badan oo ay ka mid yihiin dadka xoolo dhaqatada ah iyo kuwa ku sugan goobaha lagu dagaallamyo ay u diyaarsan yihiin in ay barakacaan.

Axmed Cumar Saalixi/MG/FM

Previous Post

GANACSATADA YAR YAR EE GOBOLKA GALGADUUD OO KA CABANAYA LACAGO BEEN ABUUR AH OO LA SOO GELIYAY QEYBO KA MID AH GOBOLKAASI

Next Post

XAALADDA QAXOOTIGA SOOMAALIDA AH EE KU NOOL XERADA AL-KHARAS EE DALKA YEMEN

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya

XAALADDA QAXOOTIGA SOOMAALIDA AH EE KU NOOL XERADA AL-KHARAS EE DALKA YEMEN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo