Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DHAKHAATIIRTA DEGMADA BUUHOODLE OO KA DAYRINAYA ADEEGYADA CAAFIMAADKA OO LIITA IYO CUDURRO IS BIIRSADAY OO SOO RIDANAYA DADKA.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 23, 2011
in Caafimaadka
0
Isbitaalka SOS oo ku xirmay dagaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDegmadda Buuhoodle  oo ka tirsan gobolka Togdheer, waxay ka mid tahay magaalooyinka ku teedsan xadka Soomaaliya ay la wadaagto Itoobiya, waxayna dhacdaa goob isku xirta dhulyow door ah oo ku habboon xoolo dhaqashada, iyadoo deegaanno badani ay hoos tagaan.

Howl-wadeennada dhinaca caafimaadka ka shaqeeya  ayaa haddaba sheegaya inay jiraan xanuunno door ah oo is biirsaday soona ridaynaya dadka, ayna ku yartahay deegaanka helitaanka adeegyada caafimaadka.

Cawil Cabdi Dirir, oo ka tirsan howl-wadeennada caafimaadka ee deegaanka ayaa Raadiyo Ergo u sheegay inaysan badi cudurrada deegaanka ka jira aysan waxba ka qaban karin daawooyinka oo ku yar darteed “Kow, Duumada aad ayey u soo ridanaysaa waqtigaan dadka wayna u dhimanayaan, waxanan ku qiyaasi karaa maalintii illaa 2 qof ayey dishaa, cudurka qaaxada ayaa isaguna aad ugu badan deegaanka, waxaa kaloo ka jira degmadaan HIV/AIDs, Oofwareen ayaa ka jira, cudurkaan Tayfoodka iyo shuban biyoodka, runtii waxaan ka qaban karnaa cudurradaan way iska yar yihiin.”

Wuxuuna hawl wadeenkaani sheegay in MHC yari keliya u tahay xarun caafimaad deegaanka, oo ay hay`adda UNICEF iyo WHO xogaa yar oo agabka (Kit) ay keenaan lixdii biloodba mar isuguna jira tallaal iyo daawooyin aan badnayn, Wuxuuna dhakhtar Cawil sheegay in nooca kaneecada la yiraahdo (anophele) ay ku badan tahay deegaanka taasoo ah tan ugu khatarta badan kaneecada loona dhinto, wuxuuna intaas ku daray in sanadkii illaa laba xilli ay duumadu dadka soo ridato, waana labada xlili roobaad ee gu`ga iyo dayrta.

Waxaa jira siday dadka deegaanku sheegayaan, isbitaal ay qurbo joogta deegaanku dhiseen kaasoo illaa hadda aan si hagaagsan u howl gelin, mana jiraan wax hay`addo gaar isaga xilqaamay wax u qabashadda sidii cisbitaalkaani u hawl geli lahaa.
Cabdikariin Olol/MH/FM

Previous Post

SOOMAALIDA IYO BULSHADA CAALAMKA OO KA WALAACSAN HADDII LA XIRO XAWAALADAHA

Next Post

CABSI KA TAAGAN DEEGAANADA KUDHAA IYO BUURGAABO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
CABSI KA TAAGAN DEEGAANADA KUDHAA IYO BUURGAABO

CABSI KA TAAGAN DEEGAANADA KUDHAA IYO BUURGAABO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo