Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CARRUUR SHUBAN LA ILDARAN OO LA GEEYAY CISBITAALKA QANSAXDHEERE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 28, 2011
in Caafimaadka
0
CARRUUR SHUBAN LA ILDARAN OO LA GEEYAY CISBITAALKA QANSAXDHEERE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKu dhowaad 10-carruur ah oo la xanuunsanaya cudurka jadeecada islamarkaasina ay ka muuqato nafaqo darro, ayaa 48-kii saac ee la soo dhaafay la jiifiyay xarun caafimaad oo ku taalla degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay.

Shaqaale caafimaad oo ku sugan degmada, ayaa idaacadda Ergo u sheegay in ay aad u liidato xaaladda carruurta xanuunsan kuwaasi oo aan heysan daryeel caafimaad.

Iyadoo ay jiraan carruur la dhibaateysan qaar kamid ah cudurrada faafa ayaa haddana maamulka degmada Qansaxdheere, wuxuu sheegay in uu jiro hoos udhac ku yimid tirada carruurta xanuunsan iyo saameynta cudurrada Shubanka uu ka mid yahay ay ku yeesheen degmada iyo deegaannada ku xeeran.

Guddoomiyaha maamulka Al-shabaab ee degmada Qansaxdhere, Sheikh Axmed Cabdi ayaa sheegay in uu jiro hoos u dhac ku yimid faafidda cudurro saameeyay caruurta iyo waayeelka oo horey ay u saameeyeen abaaro galaafatay nolosha dad iyo xoolo fara badan.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inay abaabuleen dadaallo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka deegaanka, taasina ay keentay in ay yaraadaan tirada carruurta ay soo ridanayaan cudurrada duumada ay ka mid tahay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay jirto dawo la’aan iyo xarumo caafimaad ,oo si qarash la’aan ah loogu daweeyo dadka taagtadaran oo badankood xoolihii ay kaga dhammaadeen abaaraha ku dhuftay Soomaaliya.

Degmada Qansaxdheere malahan xarumo caafimaad ,oo caawiya dadka dhibaataysan marka laga soo tago goobo si gaar ah loo leeyahay, taasi waxay keenaysaa kororka carruurta u dhimanaysa cudurrada.

Cabdicasiis Koronto/MG/FM

Previous Post

Wariye ka tirsan Ergo oo la guddoonsiiyay abaal marin saxaafadeed oo caalami ah

Next Post

Dad rayid ah oo ku eedeeyay militariga Kenya inay dhibaateeyeen

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dad rayid ah oo ku eedeeyay militariga Kenya inay dhibaateeyeen

Dad rayid ah oo ku eedeeyay militariga Kenya inay dhibaateeyeen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo