Xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha tallaalka Cudurka dabeysha kaasoo ay ka faa'ideysanayaa...
Tiro 5 qof ah ayaa xaanuun aan la xaqiijin waxa uu yahay ugu geeriyooday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka...
Howlo baaritaan iyo daaweyn ah oo loo fidinayo dadka ka xanuunsanaya dhimirka ayaa ka soconaya degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer....
Takhaatiirta Soomaalida ayaa walaac ka muujiyay saamaynta caafimaad oo ay reebaan cunnooyinka iyo daawooyinka dhacay ee dibadaha laga soo dhoofiyo,...
Dagaalada iyo xiisadaha colaadeed ee ka taagan qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo ayaa waxay saameyn balaaran ku yeesheen...
11 ruux oo dumar iyo carruur u badan ayaa u geeriyooday xanuun looga shaki qabo inuu yahay Jadeeco, tiro dad...
Qiyaasta cudurka HIV/AIDs iyo dadka la nool ee guud ahaan gobollada Soomaaliya ayaan si saxan loo hayn, tanoo ay ugu...
Deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa ka mid ahaa goobo ay ka taagnaayeen dhibaatooyin bani`aadannimo sanadihii ugu dambeeyay, kuwaasi...
Dhibaatada ugu daran ee xilligan ay ka cabanayaan carruurta iyo haweenka uurka leh ee ku dhaqan degmada Baardheere iyo qaar...
Cusbitalka Madiina waxaa uu ka midyahay xarumihii caafimaad ee ay dhistay xukuumaddii kacaanka,waxaana uu ahaa xarun caafimaad oo ay si...
IDAACADDA 06-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo