Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

WHO OO TALAALKA CUDURKA DABEYSHA KA BILOWDAY KISMAAYO

Radio Ergo by Radio Ergo
January 18, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo waxaa si rasmi ah uga bilowday
ololaha tallaalka Cudurka dabeysha kaasoo ay ka faa’ideysanayaa carruurta
da’adooda ay ka yarta shanta sano ee ku nool magaalada Kismaayo, waxaana
tallaalkaan fulineysa hay’adaha Caafimaadka adduunka ee WHO.

Dubbad Cali Maxamed oo ah madaxa ciribtirka cudurka dabeysha WHO ee gobolka
Jubbada Hoose oo la hadlay Idaacada Ergo ayaa sheegay in ololahaan tallaalka
ay ka faa’ideysanayaan ilaa 18 kun oo carruur ah oo ku nool magaalada
Kismaayo kuwaasoo da’dooda ay ka yartay shanta sano.

Dr C/samad Abukar Xaaji wakiilka hay’adda WHO ee ololahaan tallaalka ah ka
fulineysa magaalada Kismaayo ahna agaasimaha wasaarada caafimaadka ee
Dowladda Soomaaliya ayaa isaguna tilmaamay in hay’adda caafimaadka adduunka
ee WHO ay magaalada Kismaayo dib uga bilowday ololaha cudurka halista ah ee
dabeysha kaasoo mudo dhan 4 sano aanan laga fulinin magaalada Kismaayo, sida
uu hadalka u yiri.

“Ololahaan waxaan rajeyneynaa inuu wax ka baddali doono dhibaatadii dhanka
caafimaadka ee ka jirtay Kismaayo, carruurta oo dhan ayaan rabnaa inaan
gaarsiino talaalka,ayuu yiri Dr C/samad Abukar

Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda ay ka faa’ideysanayaan ololahaan
tallaalka ee cudurka dabeysha oo iyaguna warbaahinta la hadlay ayaa sheegay
inay wax weyn ka faa’idayaan howlahaan tallaalka ee cudurka dabeysha.

Khadar Maxamuud Xareed/AM

Previous Post

XANUUN AAN LA XAQIIJIN OO SHAN QOF KU DILAY GELINSOOR

Next Post

DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO

DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo