Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO

Radio Ergo by Radio Ergo
January 21, 2013
in Arrimaha Bulshada
0
DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa soo kordhaya dadka gobollada ka imaanaya ee  dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, xili rajada Soomaalida ay tahay mid wanaagsan, oo xaaladda ammaan ay ka soo raynayso.

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kamid ah goobaha ay dadku sida weyn dib ugu socdaalayaan magaalaada Muqdisho, sida ay sheegeen gaadiidleyda gobolkaas ilaa labo gaari oo noocyada basaska ayaa maalin kasta ka baxa magaalada Beledweyne oo ay saran yihiin ilaa 60-70 ruux, tanoo ka dhigan labo jibaar tira ahaan dadkii hore uga ambabixi jiray Beledweyne.

Qaar ka mid ah rakaabka oo idaacadda Ergo ay la hadashay ayaa sheegay in yididiilo wanaagsan ay ka qabaan xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho, ka dib markii ay dhiirri geliyaan wararka wanaagsan ee dhinaca ammaanka ee magaalada Muqdisho ka soo yeeraya.

Dadkaan ayaa waxay isugu jiraan qaar ay hore magaalada Muqdisho uga soo barakiciyeen dagaalladii halkaa ka jiray, iyo kuwo cusub oo door bidaya inay hadda degaan.

Mid ka mid ah gaadiidleyda ayaa sheegay in shaqadooda ay wax weyn iska beddeleen, wuxuuna tilmaamay in dadka socdaalaya ay shaqooyinkoodii iyo guryahoodii dib ugu laabanayaan.

Magaalada Muqdisho ayaa tan iyo markii ay si buuxda ula wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya waxaa soo badanayay dadka qurba joogta ah ee dib ugu soo laabanaya dalkoodii hooyo.

Cabdullahi Salaad/MG

Previous Post

WHO OO TALAALKA CUDURKA DABEYSHA KA BILOWDAY KISMAAYO

Next Post

HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga

HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo