Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga

Radio Ergo by Radio Ergo
January 22, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo cabsi iyo warwar la xiriira in hadal heyn in dawladda Kenya ay doonayso in ay si xoog ah dib ugu celiso xeryaha qaxootiga dadka qaxootiga ee ku nool magaalooyinka ayaa waxa arrintaas si adag  uga soo horjeestay hay’ada xaquuqul insaanka u dooda ee (Human Rights Watch).

Hay`adda xuquuqda baiaadmaka  warbixin ay soo saartay ayay waxay dawladda ugu baaqday in ay joojiso qorshaheeda ku aaddan in ay si qasab ah xeryaha qaxootiga ugu celiso  55,000 oo qaxooti diwaangashan ah iyo dad magangalyo doon ah.

Hayáddan ayaa sheegtay in qorshahaas uu ku xadgudbayo xuquuqda ay dadka qaxootiga u leeyihiin in ay si xor ah u dhaqdhaqaaqaan, waxayna sheegtay in tani ay saamayn ku yeelan doonto awoodda dadka qaxootiga ee nolosha ka soo saaranayay magaalooyinkan, tannoo u horseedi karta in ay waayaan cunto, dhar, goobo ay dagaan, caafimaad iyo warbarasho.

Gerry Simpson oo ah cilmi-baare ka tirsan hayáddaas ayaa waxa uu tilmaamay in Kenya ay u isticmaalayso qaraxyadii dhawaan ka dhacay dalkeeda in ay ku tokoorto dhamaan dadka qaxootiga ah, iyadoo ugu yeeraysa in ay noqon karaan argagixiso, kuna qasbaysa in tobbonaan kun oo iyaga ka mid ah in ay qasab ugu dirto xeryaha buux dhaafay.

16kii bishan Janaayo 2013, ayaa waxaa la helay warqad ay qotray  wasaaradda maamulka gobollada iyo amniga gudaha taasoo ku qorneyd in wajiga hore ay ciidammadu si qarsoodi ah u hareereeyaan qaxooti dhan 18,000 oo qof taasoo ay ku caddeyd in ay billaabato 21kii bishan. Warqadda ayaa waxaa ku caddeyd in dadkaas lagu xareeyo garoon kubbadda cagta ah oo ku yaalla Thika , halkaa oo lagu sii hayn doono inta aan loo gudbin xeryaha qaxootiga.

MG

Previous Post

DIB U LAABASHADA DADKA GOBOLLADA EE MUQDISHO

Next Post

XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO

XEER ILLAALINTA OO MAANTA DHAGAYSTAY KIISKA WERIYE CABDICASIIS KORONTO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo