Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

XANUUN AAN LA XAQIIJIN OO SHAN QOF KU DILAY GELINSOOR

Radio Ergo by Radio Ergo
January 17, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTiro 5 qof ah ayaa xaanuun aan la xaqiijin waxa uu yahay ugu geeriyooday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Mudug, sida ay sheegeen howlwadeennada caafimaadka ee deegaankaas.
Maxamed Xuseen Cagool oo ah kaaliyaha caafimaadka deegaanka Galinsoor ee rugta ururka Bisha cas ee Soomaliyeed ayaa sharraxaya calaamadaha cudurkaas.

“Xanuunkaas waa xanuun qandho kulul ku qabanaya qofka, ka dib waxaa bararaya qanjidhada dhagaha ka hooseeya, ka dibna waa dhimanayaa qofku, mana jiro wax caddeynaya nooca uu yahay xanuunkaas, sababo la xiriira adeegga caafimaad ee deegaanka oo liita.”

Dadka qaarkood ayaa geeya xarumo caafimaad oo tayo leh dadka ka tirsan ehelkooda ee xanuunku uu soo ritay, sida isbitaallo ku yaalla gobollada kale ee dalka, balse taas dadku ma wada awoodaan “Aniga waxaan ku waayay xanuunkaas  ilmo aan dhalay waxaana si dirqi ah uga kacay kuwo kale oo aan dhalay oo aan geeyey markii aan ku arkay xanuunka magalada Muqdsho, si ay daryeel wacan u helaan.” Sidaas waxaa Ergo u sheegay Sanweyne Macallin Fiqi oo ka mid ah dadka deegaanka Gelinsoor.

Caaqil Maxamud Ereg Afdhuub, wuxuu ka tirsan ayahay odayaash deegaanka ayaa wlaaac ka muujiyay xaaladda adeegyada caafimaad ee Gelinsoon, wuxuuna yiri ”Ma jiro wax adeeg caafimaad ah oo ay leedahay degmadu, isbitaal maleh, shaybaar iyo takhaatiirna maleh.”

Deegaanka Galinsoor waxay ka mid tahay deegaannada dalka ee adeegyadooda caafimaad ay liitaan, mana joogaan takhaatiir khibrad leh oo ku filan deegaanka.

Burhan Maxamed Cabdi/MH/FM

Previous Post

Ceelka Holhol ee sool oo biyo yareeyay

Next Post

WHO OO TALAALKA CUDURKA DABEYSHA KA BILOWDAY KISMAAYO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

WHO OO TALAALKA CUDURKA DABEYSHA KA BILOWDAY KISMAAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo