Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ceelka Holhol ee sool oo biyo yareeyay

Radio Ergo by Radio Ergo
January 16, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Ceelka Holhol ee sool oo biyo yareeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDeegaanka Holhol waxa uu ka tirsan yahay gobolka sool, waxaana uu ka mid yahay deegaannada ay ku badan yihiin xoolaha sida geela iyo ariga ee gobolka, halkaasoo ay daaqsin iyo biyo ka helaan xoolaha deegaankan jooga.

Sida ay idaacadda Ergo u sheegeen  dadka reer miyaga ah ee iyagu xoolahooda ay ka cabaan ceelka Holhol , kaa oo ay sanooyin badan ku tiirsanaayeen dadka Iyo duunyada deegaankaasi, waxaa haatan ay dhibaato ka haysataa sidii ay ceelka uga heli lahaayeen biyo ku filan.

Ceelkan ayaa waxa aysan suurtagal ahayn in biyaha si fudud looga soo dhaamiyo, iyagoo ay fogaadeen biyaha sidaa darteedna uu u baahan yahay mar kasta oo la shubayo in ay isagu tagaan ilaa 20 nin si biyo looga soo saaro.

Maxamed Axmed oo ka mid ah dadka xoola dhaqada ah ee ceelkan biyaha ka heli jiray ayaa sheegay  in ceelka uu aasmay, taana ay keentay uu biyo yareeyo.

Darka ceelkaas ayaa la arkayaa in ay hoganayaan xoolo farabadan oo u taagan in la waraabiyo.

Jaamac Guray Seed oo ka mid ah odayaasha deegaanka Holhol ayaa ka codsaday hayádaha samafalka iyo cid kasta oo taakuleynaysa in ay ay ka caawiso in dib u habayn loogu sameeyo ceelka.

“Dhibaatadan waxaan kaga bixi karanaa in ceelkan loo sameeyo riig waayo Gacanata ayaan hadda ku waraabinnaa xoolaha”, ayuu yiri Jaamac

Dadka deegaanka ayaa sheegay in sababa ay aminsan yihiin in ceelka uu duugmo ay sidoo kale ka mid tahay digada xoolaha ee gasha  Xilli roobaadka  iyo daadad ciid ku aasay ceelka.

Cabdikariin Olol/MG

Previous Post

DADKA XANUUNKA DHIMIRIKA QABA EE BUUHOODLE OO HELAY DAAWEYN

Next Post

XANUUN AAN LA XAQIIJIN OO SHAN QOF KU DILAY GELINSOOR

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

XANUUN AAN LA XAQIIJIN OO SHAN QOF KU DILAY GELINSOOR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo