Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

MUXUU QABTAY CUSBITALKA MADIINA?

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
May 29, 2012
in Caafimaadka
0
MUXUU QABTAY CUSBITALKA MADIINA?
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCusbitalka Madiina waxaa uu ka midyahay xarumihii caafimaad ee ay dhistay xukuumaddii kacaanka,waxaana uu ahaa xarun caafimaad oo ay si gaar ah u lahaayeen ciidankii  Booliiska Soomaaliyeed ee xilligaasi, jiray balse  wixii ka dambeeyay burburka waxaa uu ahaa cusbitalku mid ku xirmay dagaaladii ka qarxay dalka sanadkii 1991kii.

Sanadkii 2000 ayay ahayd markii dib loo hawl galiyay cusbitalka Madiina kadib markii hay,adda  ICRC ay sheegtay in cusbitalka ay ka taageeri doonto fududeynta hawlaha uu qabanayo.
Haddaba maxaa hawla ah ee uu qabtay cusbitalka  Madiina  muddadii 12ka sana ahayd ee ka soo wareegatay dib u furiddiisa,waxaa arintaasi idaacadda Ergo uga warramay Dr Maxamad Yuusuf oo isagu ah agaasimaha guud ee cusbitalka Madiina.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in muddadii uu shaqaynayay cusbitalkeena uu ku tallaabsaday horumar la taaban karo, sidaana waxaa yiri Dr, Maxamad Yuusufd oo  sheegay in cusbitalka Madiina la soo gaarsiiyay bukaan socod dhan illaa 40,890 qoffood, sidoo kale waxaa  uu sheegay in cusbitalka la dhigay dhaawacyo gaaraya illaa 40,392 dhaawacyo,sidoo kale Dr, Maxamad Yuusuf  ayaa intaasi ku daray in cusbitalka la jiifiyay tira bukaano gaaraya ilaa 41,460 “sidoo kale waxaan qalliino  ku samaynay bukaano gaaraya illaa 39,638” ayuu yiri Dr, Maxamad Yuusuf oo isagu ah agaasiamaha cusbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

“Cusbitalka waxaa uu doortay in uu dhexdhexaad ka ahaado siyaasadaha ka jira dalka , ma jirto koox aan gooni ula shaqayno” ayuu yiri Dr Maxamad Yuusuf isagoona intaasi ku daray in shaqaalaha cusbitalku ay yihiin kuwa iskaashi uu ka dhexeeyo si wanaagsanna iskula shaqeeya .

Dhinaca kale Dr Maxamad Yuusuf ayaa Ergo u sheegay in cusbitalku uu xarun tababar  u yahay taqaatiirta cusub  ee soo baxaysa, isagoona sheegay in cusbitalka uu soo saaray suuxiyaal ku faafsan qeybaha kala duwan ee gobollada dalka iyo taqaatiir fulin karta qeybaha kala duwan ee qallimada loo sameeyo dadka , Dr Maxamad Yuusuf ayaa ugu dambayntii sheegay in cusbitalka lagu soo kordhiyay dhismayaal cusub ,haatana ay yaallaan illaa 160 sariirood halki loogu tala galay illaa 80 sariir waxaana uu sheegay in  cusbitalka dhawaan lagu soo kordhiyay qaybta cudurada haweenka isla mar ahaantaana ay ku umulaan qalliimana loogu sameeyo,ay aad ugu faraxsan yihiin wax qabadka cusbitalka muddadii dib loo hawl galiyay.

Si kastaba  ha ahaatee cusbitalka Madiina waxaa uu ka mid yahay cusbitaalada la dhigo dhaawacyada shacabka xilliyada ay soconayaan iska hor imaadyada ,waxaana lagu xusuustaa hawlihii uu qabtay muddadii dagaalada iyo duqeymaha culusi ka dhacayeen gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Kaynaan/AA/MH

Previous Post

Bandowga beledweyne oo ay dhibaato ku qabaan xoolo dhaqatadu

Next Post

Qasaarooyin ka dhashay jidgooyo loo dhigay kolonyo gaadiid oo uu la socday madaxweynaha dkmg soomaaliya.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Qasaarooyin ka dhashay jidgooyo loo dhigay kolonyo gaadiid oo uu la socday madaxweynaha dkmg soomaaliya.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo