Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

SAAMAYNTA CUNNOOYINKA IYO DAAWOOYINKA DHACAY

Radio Ergo by Radio Ergo
January 9, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTakhaatiirta Soomaalida ayaa walaac ka muujiyay saamaynta caafimaad oo ay reebaan cunnooyinka  iyo daawooyinka dhacay ee dibadaha laga soo dhoofiyo, kuwaas oo sanad kasta la soo geliyo dalka.

Thakhtar Cabdulqaadir Maxamuud Jaamac oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgala magaalada Gaalkayo ayaa sheegay  sharci la`aanta iyo la socod la`aanta alaabooyinka loo dhoofiyo dalka ay sabab u noqotay in xanuunno ay ka qaadaan dadka cunnooyin iyo daawooyin dhacay oo dalka loo iib keeno.

“ Ma jirto hayádd lasocota alaabooyinka dibadaha laga soo dhoofiyo iyo tayadooda amaba ilaalisa fayadhowrka, taa waxa ay keentay in cid walba ay dalka soo geliso wixii ay doonto”, ayuu yiri takhtarka.

Inkastoo aysan jirin qiyaas dhab ah oo la xiriitra heerka ay gaarsiisan tahay dhibaatadan ayaa haddana waxaa la rumeysanyahay in suuqyada dalka lagu soo harqiyo waxyaabaha waqtigoodii uu dhacay ama aan lahyn tayo wanaagsan sida raashin iyo daawooyin waqtigoodii  dhacay ama tayadoodu ay liidato.

Takhtarkan  oo ah agaasimahya isbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ka sokow waxyeellada jir ahaaneed eek u yimaadda dadka cunaya ama isticmaala cunnooyinka dhacay iyo daawooyinka ay jiraan dhibaato kale oo maskax ahaaneed oo ay ku reebto.

Sida uu idaacadda Ergo u sheegay takhtar Cabdulqaadir waxaa agabkaas dhacay ay ku dhaliyeen dadka cudurro horey aan u jirin, sida cudurrada ay ka mid yihiin kansarka oo haatan lagu arkayo in ay qaadayaan carruur badan, carruur ku dhalata iyagoo isku dhagan ama ay maqan yihiin  xubnaha jirka qaar ka mid ah iyo kuwa kale.

Burhaan Maxamed Cabdi/ MG

Previous Post

Hay`adaha samafalka oo loogu baaqay inay gargaar gaarsiiyaan barakacayaasha Gedo

Next Post

Kufsi ba’an iyo ammandarro isu kaashaday Dhadhaab

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dadka dib ugu laabanaya Dhadhaab

Kufsi ba’an iyo ammandarro isu kaashaday Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo