Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hay`adaha samafalka oo loogu baaqay inay gargaar gaarsiiyaan barakacayaasha Gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
January 8, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
HRW : Dawladda Kenya waa ineyan qasab ku celinin qaxootiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDeegaanno ka tirsan gobolka Gedo oo dhowaanahan ay ka socdeen dagaallo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku doonayaan inay ku qabsadaan gobolka, ayaa waxaa ka taagan xaalado bini`aadannimo oo daran, sida uu sheegay maamulka gobolka.

Ilaa 5000 oo qoys barakacayaal ah kana yimid deegaanno gobolka ka tirsan iyo gobollada deriska la ah Gedo ayaa haatan ku sugan magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo, kuwaasoo ay soo salkiciyeen abaaraha iyo colaadaha gobolka ka jira.

“Hay`adaha samafalka waxaan ugu baaqeynaa inay gargaar deg deg ah la soo gaaraan dadka dhibaateysan.” Ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil.

Deegaannada Meykaa-reebe iyo Reys-qode ayaa ka mid ah deegannada ay ka dhaceen dagaallada xooggooda, waxaana ku nool dad xoolo dhaqato ah oo saameyn weyn ay ku yeelatay abaartii sanadkii 2011kii dalka ku dhuftay, waxaana dagaalladaasi uga le`day xoolo badan, taasoo noloshooda adkeysay maaddaama ay ku tiirsan yihiin nacfiga ay xoolaha ka helaan.

Maamulka gobolka ayaa sidoo kale sheegay in ammaanku aad uga fiican yahay sidii hore, kuna boorriyay hay`adaha iney yimaadaan gobolka.

“Gobolka hadda baqdin kama jirto, dhibka jirana ma aha in hay`adaha samafalku aysan gobolka ka shaqeyn karin, balse waxaa jira musuqmaasuq ay ku kacayaan dad loo soo dhiibay gargaar ku wajahan dadka ku dhibaateysan Gedo, dadkaas ayaan soo gaarsiin barakacayaasha loogu talo galay gargaarka.” Ayuu mar kale yiri guddoomiye Kaliil.

Labadii sano ee ugu dambeysayba gacan ku heynta gobolka Gedo waxaa ku loollamayay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo uruka Alshabaab, waxayna labada ciidan ku kala sugan yihiin deegaanno ka tirsan gobolka, wuxuuna loollankaasi sababay ammaan darro kallifaty in hay`adaha samafalku aysan ku dhiirran gargaar geynta gobolka.

MG/FM/AM

Previous Post

Barakacayaasha Garowe oo ka cabanaya biyo l`aan

Next Post

SAAMAYNTA CUNNOOYINKA IYO DAAWOOYINKA DHACAY

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SAAMAYNTA CUNNOOYINKA IYO DAAWOOYINKA DHACAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo