Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

COLAADAHA OO SAAMAYN KU YEESHAY WAXBARASHADA GEDO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 31, 2012
in Caafimaadka
0
COLAADAHA OO SAAMAYN KU YEESHAY WAXBARASHADA GEDO

Sawir/hore/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDagaalada iyo xiisadaha colaadeed ee ka taagan qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo ayaa waxay saameyn balaaran ku yeesheen adeegyadii Bulshada ,gaar ahaan howlahii waxbarasho ee ka soconayey qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka iyo Tuullooyinka,taasi oo keentay kumanaan ardey ah oo wax ka baran jirey dugsiyi waxbarasho oo ku yaala degmooyinka qaar ee gobolka Gedo.

Degmooyinka ay saamaynta xoogan ku yeelatay ayaa waxaa kamid ah Garbahaarey,Ceelwaaq,Luuq,Ceelcade iyo weliba tuullooyin hoos yimaada degmooyinkaas.

Dhibaatooyinkaasi ayaa waxay keeneen kala bar ardeydii wax ka baran jirtey dugsiyadaasi in ay awoodi waayeen in ay sii wataan waxbarashadooda ,halka kuwa kalena ay ka barakacaeen guryahooda sababo lala xariirinayo dagaalada iyo Colaadaha ka aloosan qeybo ka mid ah Gobolka,halka dugsiyo faro badan alabaabada la isugu dhuftey,waxaa sidoo kale halkaasi ku baaqdey sanad dugsiyeedkii la soo dhaafey iyo Imtixaanaadkii ay u fariisan lahaayeen ardeyda.

Hadaba iyadoo arimahaasi ay jiraan ayaa saameynta ay dagaalada iyo degananaasho la,aanta ku yeesheen Waxbarashada degmada Garbahaarey iyo deegaanada hoos yimaada ayaa Maamulaha Dugsiga Sare ee deg.Garbahaarey Cali Xasan Ciise waxaa uu sharaxaad uu ka bixiyey xaalada Waxbarasho ee degmada iyo dhibaatooyinka ay kala kulmeen dagaalada,waxaana uu yiri .

Ardaydii wax ka baran jirety ilaa 4 dugsiyo waxbarasho oo ku yaala degmadaasi,islamarkaana ay wax ka baran jireen ku dhowaad ilaa 1500 oo ardey in haatan ay ka soo hartey in ku dhow ilaa 800 oo arday,isagoo hoos u dhacaasina ku sababeeyey daruufaha qalafsan iyo colaadaha ka taagan deegaanka.

Sidoo kale Farax Sheekh Cadow waa madaxa dugsiyada waxbarashada ee ku yaala degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaana uu faahfaahin uu ka bixiyey dhibaatooyinka ka taagan waxbarashada Gobolka in ay ugu weyntahay dagaalada oo keentay tiradii degooyinka qaar ay ku timaado hoos u dhac aad u balaaran

“Gobolkan waxbarashadiisu labadii sano ee ugu dambeeyey waxay taagneyd heerkii ugu hooseeyey,inkastoo degmooyinka qaar ay haatan ka soo kabanaayn dhibaatooyinkii ay soo mareen,degmada Luuq waxaa ka furan ilaa 3 dugsi hoose ilaa dhexe,degmada ma lahan ayuu yiri Dugsi Sare, Dagaalada saameyn weyn ayey ku yeeshaan waxbarashada gobolka, waxaana dhacda in dugsiyada la xiro marka uu dagaal dhaco, markii la furana ardeydu isku mar ma soo noqdaan oo marka hore tiro ardey ah oo yar ayaa yimaada” ayuu yiri Faarax sheekh Cadow.

Xaaladda waxbarasho ee Gobolka ayaa iminka waxa ay tahay mid  hoos u dhac balaaran uu ku yimid,gaar deegaanada ay ka taagan yihiin xiisadaha Colaadeed ilaa iyo iminkana ma muuqato ififaalo nabadeed oo Ardeydaasi faraha badan ay ku sii wadan karaan waxbarashadooda,maadama weli ay taagan tahay Cabsidii.

Axmed Cumar Saalixi/MG/FM

Previous Post

Khasaaraha dabkii xerada dhagaxleey

Next Post

DAB QABSADAY BEERAHA TUULADA KARIN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
KULAN LAGU HORMARINAYO WAX SOO SAARKA TIMIRTA OO KA DHACAY BOOSAASO.

DAB QABSADAY BEERAHA TUULADA KARIN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo