Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Khasaaraha dabkii xerada dhagaxleey

Radio Ergo by Radio Ergo
July 31, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBoqolaal goobood oo ganacsi ayaa shalay ku basbeelay dab xoogan oo baabi’iyay suuqii xerada dhagaxleey halkaa oo uu dabku gaaray dhul dhan qiyaastii shan boqol oo mitir oo isku wareeg ah.

Khasaaraha dabka ayaa waxaa kordhiyay waqtiga ahaa xili habeen ah oo intabadan dadku ay ku guda jireen afur, waxay dadku waayen  si ay ku damiyaan suuqa xilliga oo habeen ahaa iyo iyada oo aysan jirin biyo lagu baqtiiyo.

Cabdullaahi Barre oo isagu ka mid ahaa ganacsatada waaweyn ee suuqa wuxuu lahaa toddobo bakhaar,  waxaa  ka gubtay shan ka mid ah wuxuuna sheegay in isaga hantida uu ku waayay suuqa ay dhantahay qiyaas ahaan afar milyan oo shilinka Kenya ah. Mana aha isaga keliya ee adduunka lacageed ee lagu waayay suuqaas ayaan la soo koobi karin.

Xitaa waxaa gubtay dhammaan xawilaadihii oo dadku ay aad lacago uga qaadanayeen, maaddaama ay dadku ehelladooda usoo dirayaan lacagihii ciidda.

Haween badan way iska ilmaynayaan waxayna garan la`yihiin meel ay wax ka qabtaan, waxaa jira  dad carruurtooda  weysan oo markuu dabku xaafadaha ku dhowdahay ay kala carareen, qaar waxay isaga dulwareegayeen suuqa iyagoo aad u naxsan.

Lama garanayo dabkani waxa uu ka kacay, laakiin warar aan la xaqiijin waxay sheegayaan in dab koronto uu ka kacay matoorrada dabkuna ma yaallaan goob gaar ah waxay dhex yaallaan suuqa iyo xitaa xaafadaha dhexdooda, iyada oo guryuhu ay ka samaysan yihiin dhis, suuqu uma dhisnayn si habeysan, dadka intiisa badan waxay noloshaan ka doorbidayaa in waddankooda oo wali dagaallo ay k ajiraan dib loogu celiyo,  arrimahan waxaa usii dheer dabley u geysata dhac iyo boob hantidooda.

Cabdifitaax Axmed Ismaaciil, guddoomiyaha Dhagaxleey ayaa Raadiyo Ergo u xaqiijiyay inay marar badan hay`adaha  ay UNHCR u weyntahay ay kala hadleen inay dab-damis keenaan si looga digtoonaado wixii dhacay oo kale, laakiin dhag jalaq looma siin culimada saddexda xero ee Dhadhaab waxay muslimiinta iyo cidkasta oo mas`uul ah u weydiinayaan dadkan inay kaalmo la soo gaaran.

Inkasta oo aysan ahayn  markii koowaad ee suuqa xerada Dhagaxleey uu gubto, haddana khasaare baxaadan leh ayaa noqonaya markii ugu horeysay ee uu yimaad.

Dabka ayaa sanad kasta ay ku xoolo beelaan boqolaal qof oo ganacsato Soomaaliyeed, laga bilaabo xeryaha, Muqdisho ilaa magaalo xeebeeda Boosaaso, waxyaalaha inta badan loo sababeeyo ayaana ah hababka bulshada Soomaaliyeed u samaystaan ganacsiga oo ah hab khatar badan leh, iyagoo badina goobaha ganacsiga aan looga taxaderin hab lagu demin karo haddii dab dhaco, magaalada Boosaaso ayeyna ahayd meeshii ugu danbaysay ee dab uu baabi’iyo hanti malaayiin dollar lagu qiimeeyey.

Farxaan Lafoole/MG/FM

Previous Post

KOONFUR AFRIKA OO BAARAYSA BOOB LAGULA KACAY GANACSATO SOOMAALI AH

Next Post

COLAADAHA OO SAAMAYN KU YEESHAY WAXBARASHADA GEDO

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
COLAADAHA OO SAAMAYN KU YEESHAY WAXBARASHADA GEDO

COLAADAHA OO SAAMAYN KU YEESHAY WAXBARASHADA GEDO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo