Tababar dadka naafada ah lagu barayay habab ay shaqo ku abuuran karaan, ugana hortagi kaaraan cudurada faafa ayaa magaalada Kismaayo...
Dugsiga Gabdhaha ee hoose iyo dhexe ee Cabdalla Deeroow Isaaq ee Magaalada Baydhabo ayaa bilaabay tababaro xirfado abuuris si lacag...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in ay gobolka Banaadir ka baareyso jiritaanka raadad la xariira cudurka Dabeysha...
Dadka ku nool degmadda Janaale oo ah goobaha uu daadadka webigu saameeyeen ayeysan ka jirin adeegyo caafimaad. Siday sheegayaan dadkaasi...
Qeybta TB-da ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ayaa u xiran tahay dhaqaalo xumo iyo burbur soo gaaray dhismaha isbitaalka....
Qaar ka mid ah dhalinyarada ka qalin-jabisay jaamacado gudaha dalka iyo dibada ku yaal iyo kuwo weli dhigta jaamacadaha Muqdisho...
Saraakiisha iyo howlwadeennada caafimaadka ee hayádda Caafimaadka Adduunka ee WHO u qaabilsan gobolka Gedo ayaa lixdan iyo shan kun oo...
Tallaallada cudurrada cagaarshowga iyo xanuunnada ku dhaca maskxada carruurta ee Maskax-garaadka ama manjajiska ayaa markii ugu horreysay Soomaaliya lagu soo...
Cusbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS wuxuu ka mid yahay xarumaha caafimaad ee ka jira magaalada Muqdisho, waxaana cisbitaalku uu...
Cudurrada shuban biyoodka iyo duumada ayaa lasoo sheegayaa inay dad kusoo riteen deegaanka Yurkud oo 45km u jirta degmada Luuq...
IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo