Waxaa maanta gobolka Banaadir ka bilaabmaya ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo dhammaan dadka laga tallaalayo. Dr Cabdikariim Caseyr Cali oo...
Xanuunnada Jadeecada, Shuban biyoodka iyo Duumada ayaa soo ritay dad carruur u badan oo ku nool howdka koofureed ee deegaanka...
Dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal ka socda isbitaalka jaamacadda Gobolka Mudug ayaa baaritaanno caafimaad iyo daweyn lacag la’aan ah ka fuliyay deegaanno...
Tirada ardayda ka qalinjabineysa dugsiyada sare iyo dhexe ee deegaannada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa aad u kordhay sanadkan....
Hay’adda MSF oo bishii Janaayo oo ka baxday isbitaalka, ayaa waxaa muuqanayo saamayn ay arintaasi ku yeelatay hawlihii isbitaalka, MSF...
Gobollada Bay iyo Bakool oo ka mid ah goobaha uu tallaalka cudurka dabeyshu ka socdo, iyagoo mas`uuliyiinta hawlaha tallaalka ka...
Dad gaaraya 120 qof ayaa ka faa’iideystay mashruuc indho fiiqid iyo daweyn isugu jira oo si lacag la’aan looga fuliyay...
Howlwadeenada talaalka cudurada dilaaga ah ee caruurta ka wada magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dadka deegaanka oo qaarkood diidan in...
Maamulka qeybta cudurka qaaxada ee isbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay in cunno la`aan darteed aysan dadka qaba cudurkan...
Howlwadeenada talaalka cudurada dilaaga ah ee carruurta ka wada magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dadka deegaanka oo qaarkood diidan in...
IDAACADDA 08-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo