Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

PUNTLAND: TIRADA ARDAYDA DHAMEYNEYSA DUGSIYADA DHEXE IYO SARE OO KORDHAY

Radio Ergo by Radio Ergo
June 3, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTirada ardayda ka qalinjabineysa dugsiyada sare iyo dhexe ee deegaannada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa aad u kordhay sanadkan.

Madaxa imtixaanaadka ee wasaaradda Waxbarashada Puntland Axmed Warsame Saahid ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in soddon boqolkiiba ay kordheen tirada guud ee ardayda u fadhiisatay imtixaanka dugsiyada sare iyo dhexe oo deegaanada puntland ka dhacay toddobaadkii hore.

Axmed Warsame Saahid wuxuu intaa ku daray in tirada guud ee ardayda ka baxaysa fasalada sideedaad iyo afaraad ee dugsiyada dhexe iyo sare ay sanadkan gaareen in ka badan sideed kun iyo shan boqol oo arday. Sanadkii hore lix kun iyo sideed boqol oo arday ayaa u fariisatay imtixaanka ugu dambeeya ee dugsiyada sare iyo dhexe ee deegaannada Puntland.

Axmed Warsame wuxuu sidoo kale Ergo u sheegay in tirada hablaha ka qeybgalaya imtixaanaadka ay sanadkan kordheen iyadoo ay  650 hablodo  ka mid yihiin ardaydaas u fariistay imtixaanka dugsiga sare, iyagoo sidaas si l mid ahna saddex kun gabdhood  ay ka mid yihiin 6300 arday ah oo u fariistay imtixaanka fasalka siddeed ee ugu dambeeya dugsiga dhexe.

Inkastoo uusan sheegin tirada rasmiga ah ee hablaha u fariistay imtixaanka dugsiyada sare iyo dhexe ee sanadkii hore.  Inkastoo gabdhaha weli aysan kala sinnaan wiilasha xagga waxbarashada haddana madaxa imtixaanaadka Puntland uu sheegay in hablihii ugu badnaa imtixaanka ay u fariisteen sanadkan.

Abdirahman Mohamed Haji/MR

Previous Post

ISIBTAALKA ISTARLIIN EE GURACEEL OO DAAWO YARAANI SOO WAJAHDAY

Next Post

GALDOGOB: 400 OO QOF OO HELAY BAARITAANNO IYO DAWEYN LACAG LA AAN AH

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

GALDOGOB: 400 OO QOF OO HELAY BAARITAANNO IYO DAWEYN LACAG LA AAN AH

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo