Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

ISIBTAALKA ISTARLIIN EE GURACEEL OO DAAWO YARAANI SOO WAJAHDAY

Radio Ergo by Radio Ergo
May 31, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay’adda MSF oo bishii Janaayo oo ka baxday isbitaalka, ayaa waxaa muuqanayo saamayn ay arintaasi ku yeelatay hawlihii isbitaalka, MSF saddex bilood ayey uga tageen daawo uu ku sii shaqeeyo taasoo hadda dhamaatay siday sheegayaan hawl wadeenadda isbitaalku.

Cumar Cali Tarabi oo ah agaasimaha isbitaalka ayaa sheegay in wakhtigaan daawo aysan oolin isbitaalka, ayna ku amraan dadka inay la yimaadaan daawooyinka si loogu daaweeyo, “Dadku wuxuu daawo ay helaan banaanka ayey kala imanayaan, annaguna wixii aan hayno ayaan siinaynaa” arrintaan ayaa waxaa dareemay dhamaan dadka deegaanka tanoo keentay inay isugu yimaadaan shir ay dhaqaale ururin u galaan sidii isbitaalka daawo loogu heli lahaa.

Axmed Maxamed Nuur oo ka mid ah ganacsatadda degmada ka tirsan ayaa sheegay inay kulan isugu yimaadeen ay ku go’aansadeen inay isbitaalka u ururiyaan 66 kun oo dollar, haddana ay hayaan 8 kun ayna wadayaan tan iyo intay soo dhamaystirayaan, ayna dawladda Somaliyana u gudbiyeen cabashadda isibtaalka.

Dr. Saleebaan Maxamed Saalax, oo ka mid takhaatiirta degmada oo isna kulankii ka hadlay ayaa sheegay in loo bahan yahay gacan sin joogto ah oo isbitaalku helo, si loogu helo daaweyn dadka bukaanadda ee hadda jiifa, siduu sheegay takhtarku isbitaalka ayaa hadda waxaa jiifa 52 bukaan.

Isbitaalka Istarliin ee degmadda guraceel ayaa ka mid ahaa kuwa ugu muhiimsan uguna mashquulka badan goobaha caafimaad eek u yaal goboladda dhexe hawlisii ayaase gaabis noqday shantii bilood ee ugu dambaysay kadib marki hay’addi mudo dheer gacanta ku haysay ay ka baxday.

Dirshe/MH

Previous Post

QIIMAHA XOOLAHA IYO TABABAR CUDURKA RIFT VALLEY AH OO LA SIIYEY XOOLO DHAQATO.

Next Post

PUNTLAND: TIRADA ARDAYDA DHAMEYNEYSA DUGSIYADA DHEXE IYO SARE OO KORDHAY

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

PUNTLAND: TIRADA ARDAYDA DHAMEYNEYSA DUGSIYADA DHEXE IYO SARE OO KORDHAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo