Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLAHA IYO TABABAR CUDURKA RIFT VALLEY AH OO LA SIIYEY XOOLO DHAQATO.

Radio Ergo by Radio Ergo
May 31, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Riyo iib ugu xiran saylada Dhuusamareeb/ Sawir/kaydka/ Cabdijamaal/ Ergo

Magaaladda Garoowe ayaa lagu siiyey tababar xoolo dhaqato ka yimid dhulka miyiga ah, siiba inay ogaadaan calaamadaha cuduradaasi leeyihiin siiba cudurka Rift Valley siduu Ergo u sheegay agaasimaha guud ee xanaanadda xoolaha Puntland Cabdulaahi Xareed Cali  “cudurka rift valley in la suuliyo saddex sano ayey qaadatay, waana in xoolo dhaqatadu iska ilaalisaa”,

Dr. Maxamed Jabra oo ka tirsan mashruuca HASBA oo ka shaqeeya dhinaca xoolaha oo tababarka bixinayey ayaa isna Ergo u sheegay inay tahay muhiim wacyi gelin laga siiyo xoolo dhaqatadda inay ogaadaan calamadihiisa, waayo hadduu xoolaha ku dhaco inay tahay khatar, siiba uu kaco xiliyada barwaaqada badani timaaddo sida xilligaan gu’ga ee hadda lagu jiro,

Dhinac qiimaha xoolaha.

Sayladda Burco ayaa qiimaha adhigu hoos u dhacay, iyadoo ganacsatadu sheegtay in qiimaha adhiga la dhoofiyaa hoos uga dhacay sayladaha Sucuudiga, iyadoo adhigu ahaa todobaadkii hore 86 dollar haddana uu hoos ugu soo dhacay 78 dollar, xoolo bandanna ay imanayaan sayladda Burco siduu sheegay Siciid Aadan Ducaale oo ah wakiilka shirkadda xoolaha dhoofisa ee Deero Group.
Dhinaca adhiga xoolaha gudaha loo isticmaalo ayan waxba iska bedelin qiimihii todobaadkii hore ahaa.

Sayladaha iibka xooluhu kor u kacay ayaa waxaa ka mid ah goboladda Bay, Gedo iyo Jubadda Dhexe
Aden Cabdi Axmed waxaa uu ka mid yahay dulaaleyda ka howlgasha suuqa xoolaha Baardheere waxaana uu iiga warbixyey qiimaha lagu kala gadanayo noocyada xoolaha,isagoona sheegay qiimaha lagu kala gato geella in uu ku yimid sarakac, neefka geella ee Birimada ah in uu maanta marayey lacag dhan 25milyan oo shilinka Soomaaliga ah,nooca xiga waa 18milyan, qaalmahana ugubka ah waa 16milyan oo shilinka Soomaaliga ah, halka qurbacdana uu sheegayo in qiimahooda uu hoos u dhacay, sarre u kaca ayeyna sheegeen inuu keenay shirkado iibsanaya xoolaha oo dhoof u wada.

Rashiid Xooshow  waxaa uu ka mid yahay ganacsatada iibka xoolaha ee deegaanka Ufurow oo ka tirsan gobolka Bay waxaana uu iiga warbxiyey sida maanta uu yahay dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa xoolaha ee degmada Ufurow iyo halka ay wax marayaan.isagoo sheegayna geella neefka ugu sareeyo maanta la kala siisanayey laca dhan 25 milyan ilaa 24 milyan, qiimahaasi ayuu sheegay in uu yahay kii ugu sareeyey.

Sidoo kale Deegaannada kale ee aan la xariirney si aan wax uga ogaanno qiimaha lagu kala gato xoolaha nool ayaa waxaa ka mid ah degmada Degmada Salagle ooka tirsan gobolka J/dhexe, halkaasi oo uu ku yaallo suuq ballaaran oo lagu kala gato noocyada xoolaha nool, sida uu sharaxayo ganacsade Weli Aden oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee degmada Salagle. isagoona sheegay in degmada in ay soo gaareen shirkado ganacsi.
Sidik/Haji/Salihi/MH

Previous Post

AMAAN DARRIDA BAY IYO BAKOOL OO RAJO XUMI GELISAY IN TALLAALKA CUDURKA DABEYSHA LA GAARSIIYO CARRUURTA U BAAHAN

Next Post

ISIBTAALKA ISTARLIIN EE GURACEEL OO DAAWO YARAANI SOO WAJAHDAY

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

ISIBTAALKA ISTARLIIN EE GURACEEL OO DAAWO YARAANI SOO WAJAHDAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo