Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

GALDOGOB: 400 OO QOF OO HELAY BAARITAANNO IYO DAWEYN LACAG LA AAN AH

Radio Ergo by Radio Ergo
June 4, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal ka socda isbitaalka jaamacadda Gobolka Mudug ayaa baaritaanno caafimaad iyo daweyn lacag la’aan ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Galdogob.

Dad gaaraya 400 oo qof oo haween iyo caruur u badan ayaa ka faa’iideystay baaritaannada caafimaad iyo daweynta lacag la’aanta ah ee ka socotay deegaannada  Buursaalax, Riig oomane iyo Daarasalaam oo ka tirsan degmada Goldogob ee gobolka Mudug afar maalmood toddobaadkii hore.

Agaasimaha Guud ee isbitaalka jaamacadda gobolka Mudug dhakhtar Maxamed Aadan Xuseen oo hoggaaminaya dhakhaatiirka howsha caafimaad fulisay ayaa u sheegay raadiyo Ergo in xanuunnada ugu badan ee bukaannada ay ka daweeyeen ay ahaayeen nafaqa darro, cudurrada maqaarka, shuban biyood, gooryaanada, infakshin iyo dhiig la’aan.

Tuulooyinka adeegyada caafimaad ee lacag la’aan laga fuliyay ma leh xarumo caafimaad oo bukaannada lagu daweeyo, taas oo dhakhtar Maxamed Aadan Xuseen ku sheegay in ay tahay sababta ay adeegyada caafimaad uga fuliyeen.

Dad weynaha tuulada Bursaalax ayaa dhawaan dhameeyay dhismaha guri loogu talo galay inuu noqdo xarun gargaar deg-deg ah iyo bukaan-socotada lagu daweeyo, laakiin isbitaalka weli lama qalabeyn.

Burhan Mohamed Abdi/MR

Previous Post

PUNTLAND: TIRADA ARDAYDA DHAMEYNEYSA DUGSIYADA DHEXE IYO SARE OO KORDHAY

Next Post

HAWEENKA WAQOOYI BARI KENYA OO KU FARXAY ADEEGYADA DHALMADA LACAG LA`AANTA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
HAWEENKA WAQOOYI BARI KENYA OO KU FARXAY ADEEGYADA DHALMADA LACAG LA`AANTA

HAWEENKA WAQOOYI BARI KENYA OO KU FARXAY ADEEGYADA DHALMADA LACAG LA`AANTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo