Bukaanada Qaaxada qaba ee jiifa isbitaalka magaalada Laascaanood oo horey cunto la’aan u haystay ayaa helay damaanad-qaad cunto oo muddo...
Xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose waxaa ka bilowday wajigii labaad ee ololaha tallaalka cudurka...
Tuulada Dhiciso oo 40 km u jirta magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa waxaa laga hirgeliyay xarun caafimaad...
Photo | Gabdho waxbarasho ku guda jira/Keydka sawir/Cabdullaahi Salaad Kumannaan qaxooti Soomaali ah oo ku nool dlka Koofur Afrika ayaa...
Photo | Kalkaaliyayaal la deg-degaya qof dhaawac ah/ keyd sawir/ C/samad Sacuudi Carabiya ayaa guddoonsiisay wasaaradda Adeegga bulshada deeq dawo...
Photo | Hooyo ubadkeedii sinaysa talaalka/Sawir/kaydka/Khadar/Ergo Degmooyinka gobolka Banaadir oo weli ay ka socdaan howlihii tallaalka cudurka dabeysha ayaa waxaa...
Photo | Tallaalka oo waqtigaan la siinayo dadka waaweyn/Sawir/Cabdiraxmaan Xaaji Wejigii labaad ee tallaalka cudurka dabeysha ayaa ka furmay deegaannada...
Saraakiisha iyo Howlwadeennada qeybta caafimaadka hay,adda WHO ee gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in...
Haweenka waaweyn ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka faa'iideysanaya waxbarashada dadka waaweyn oo muddooyinkii ugu dmabeeyay lagu soo kordhiyay...
Olole lagula dagaallamayo aqris iyo qorid la`aanta farta Soomaaliga ayaa toddobaadkii hore laga bilaabay gobollada Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan ee...
IDAACADDA 08-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo