Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DADKA OO FAHMAY FAA`IIDADA TALLAALKA SAFNA UGU JIRA QAADASHADIISA

Radio Ergo by Radio Ergo
July 5, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Hooyo ubadkeedii sinaysa talaalka/Sawir/kaydka/Khadar/Ergo

Degmooyinka gobolka Banaadir oo weli ay ka socdaan howlihii tallaalka cudurka dabeysha ayaa waxaa jirta in dadku ay hadda qabaan faham wanaagsan oo ay qaadanayaan tallaalka, goobaha la isugu  yimaado ayaanad ku arkaysaa dadkoo si niyadsami leh uga qaadanaya tallaalka oo ay keenayaan dadka wadaa, iyagoona isku dhiiri gelinaya.

Goob baar ah oo dadku ay ka qaxweeyaan, kuna taalla wadadda KM4 waxaa soo gaaray koox caafimaad, waxayna bulshada kusugnayd goobta ay ka dalbeen in ay qataan talaalka, weriyaheenna oo ka mid ahaa dadka goobta ku sugnaa ayaa sheegay in dadkii dhammaan qaateen talaalka, waxaana qaar kamida bulshada talaalka qaadatay ay u sheegeen raadiyo Eergo Dr. Axmed oo ka kamid ahaa dadka qaatay talaalka wuxuu goobta ka sheega, in talalaka uu yahay mid u fiican caafimaad oo leh difaac cudur ”Aniga waxaan qaatay tallaalka waxaan ahay qof jirkiisa uu ku jira talaal gaaraya 20 tallaal waayo waxaan ku soo koray goob hoyga carruurta “boarding “

Xasan Kaafi wuxuu ka mid yahay waxgaradka ku dhaqan magaalada, wuxuu qaatay talaalka dadka waa wayn ee hadda ka socda Muqdisho, wuxuu u shegay Ergo in talaalka markii hore uu dhaliil sanaa, laakiin hadda uu qaatay, carruurtisna tallaalay, markii uu arkay in bulshada oo dhan ay qaateen talaalka taasina ay ku biirisay in uu qaldanaa haddase uu yahay mid beddeley fikirkiisii.

Cabdinaasir Guuleed oo isaguna ah nin 50 jir ayaa Ergo u sheegay inuu qaatay tallaal markii labaad inta uu socday ololaha tallaalka cudurka dabeysha.

Goobaha ay dadka waa wayn tallaalka ku qadanayaan waxaa ka mid ah jaamacadaha iskuulada iyo goobaha shaqada, Faysal waa arday dhigta Jaamacadda Hope University wuxuu qaatay tallaalka waxa uuna sheegay in guud ahaan ardayda iyo maamulka sarebaqaateen tallaalka, wuxuuna sheegay in talaalka uu yahay mid faa iido badan leh loona baahanyahay in dadku ay qaataan talaalka.

Dr. Abdikariim Caseyr Cali oo ah khabiir dhinaca tallaalka cudurka dabeysha ayaa Ergo u sheegay in dhibaatadda hadda ugu badan ee hor taagan qaadashadda tallaalka ay tahay arrimaha ammaanka, iyadoo ay adagtahay goobo badan oo koonfurta iyo bartamaha wadanka ah inay gaaraan hawl wadeenada fulinaya, Mr. Assaire ayaa intaas ku daray in figradihii khaldanaa ee laga qabay ay soo yaraanayaan kadib wacyi gelin badan oo la sameeyey.

Guud ahaan Soomaaliya maalmihii la soo dhaafay waxaa  ka socday ololaha tallaalaka cudurka dabeysha kaasi oo la doonayo in la caribtiro kadib markii Soomaaliya laga helay 41 oo ah cudurka dabeysha ah.
Abdulkadir/MH/FM

Previous Post

MASHRUUC NALAYN AH OO LAGA HIRGELIYAY XEROOYINKA BARAKACAYAASHA EE MUQDISHO

Next Post

XOOLO DHAQATADA GOBOLLADA DHEXE OO KA CABANAYA DHIRTA OO DHUXUL LOO JARANAYO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
XOOLO DHAQATADA GOBOLLADA DHEXE OO KA CABANAYA DHIRTA OO DHUXUL LOO JARANAYO

XOOLO DHAQATADA GOBOLLADA DHEXE OO KA CABANAYA DHIRTA OO DHUXUL LOO JARANAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo