Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

WAJIGA LABAAD EE TALLAALKA DABEYSHA OO KA BILOWDAY KISMAAYO

Radio Ergo by Radio Ergo
July 17, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose waxaa ka bilowday wajigii labaad ee ololaha tallaalka cudurka dabeysha, kaasoo ay fulineyso hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, waxaana ololahaan tallaalka ka faa’ideysanaya carruur badan oo ku nool magaalada Kismaayo kuwaasoo ay da’doodu ka hooseyso 10 sano.

Howlwadeennada WHO ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay qorsheynayaan in wajiga labaad ee ololaha tallaalka cudurka dabeysha ay ku beegsan doonaan 30,000 oo carruurta 10ka sano ka yar, sida uu Ergo u xaqiijiyay Cabdixakiin Faarax Maxamuud oo ah guddoomiyaha hay’adda WHO ee degmada Kismaayo.

Carruurta barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha kaamamka magaalada kismaayo ayaa kamid ah dadka diiradda lagu saarayo tallaalka ee ka faa’ideysanaya.

Hooyo Caasho oo ka mid ah barakacayaasha Kismaayo isla markaana 8 carruur loo tallaalay ayaa sheegtay in carruurteedu ay hadda aad u caafimaad qabaan isla markaana ay fahantay faa`iidada uu tallaalku leeyahay.

Cabdixakiin ayaa sheegay in gobolka Jubbada Hoose uu ka mid yahay meelaha ugu badan ee kiisaska cudurka dabeysha laga helay, isagoo sheegay in 6 kiis oo laga qaaday Kismaayo iyo Jamaame 3 ka mid ah laga helay cudurka dabeysha. Isagoo sheegay in xeryaha barakaca ay yihiin meelo ciriiri ah oo dadku ay isku cufan yihiin, oo  ay dhici karto inuu si deg deg ah u faafo cudurka, sidaa darteedna ay diiradda u saarayaan inay tallaalaan canug walboo xeryaha barakaca ku nool.

Khadar Maxamuud Xareed/FM

Previous Post

Cabashooyin laga soo sheegayo wadooyinka isku xira Shabeellaha hoose iyo Muqdisho

Next Post

SHIRKA ECOSOC EE SANADKAN OO LAGAGA HADLAY KAALINTA WARBAAHINTA EE ARRIMAHA BANI`AADANNIMADA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SHIRKA ECOSOC EE SANADKAN OO LAGAGA HADLAY KAALINTA WARBAAHINTA EE ARRIMAHA BANI`AADANNIMADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo