Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DAD NAAFO AH OO TABABAR CAAFIMAAD UGA FURMAY KISMAAYO

Radio Ergo by Radio Ergo
May 20, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTababar dadka naafada ah lagu barayay habab ay shaqo ku abuuran karaan, ugana hortagi kaaraan cudurada faafa ayaa magaalada Kismaayo kusoo gaba-gaboobay axadii.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay 70 qof oo ka mid ah naafada ku nool magaalada oo isugu jira dadka deegaanka iyo kuwo deegaanadooda kasoo barakacay. Weriyaha raadiyoow Ergo ee Kismaayo ayaa soo sheegaya in haween ugu badnaayeen naafada kasoo qeyb-gashay tababarka soconayay labo maalin.

Dr Dubad Aadan Maxamed, Guddoomiyaha hay’ad maxali ah oo qaban-qaabisay tababarka oo la yiraa Huda ayaa raadiyoow Ergo u sheegay in ujeedka ugu weyn ee ay tababarka ka lahaayeen ay tahay kalsooni gelinta dadka naafada ah ee ku nool magaalada Kismaayo.

Dr Dubad wuxuu intaa ku daray in dadka naafada qaarkood iyaga oo awood iney shaqeystaan ay doorteen gacan hoorse, taas oo naafada kasoo qeybgashay tababarka loo sheegay iney u habooneen mustaqbalka fog.

Dr Dubad Aadan Maxamed, Guddoomiyaha Hay’ada maxaliga ah ee Huda wuxuu kale oo uu sheegay in dadka naafada ah ay ku dheeri-geliyeen abuurista ganacsi yar-yar oo ay naftooda iyo tan qoysaskooda ku maareeyaan. Guddomiyaha Hay’ada wuxuu u balan-qaaday dadka naafada ah ee kasoo qeyb-galay tababarka in ay la raadin doonan dhulal kiro la’aan ah oo ay miisas yar yar oo ganacsi ay dhigtaan kuwooda diyaarka u ah howshaas.

Inta uu tababarka socday waxay dadka naafada ah ay sidoo kale barteen sida ay naftooda iyo caruurtooda uga ilaalin karaan halista cudurada ay ka mid yihiin shuban-biyood oo ku badan qoysaska naafada ah iyo dadka soo barakacay.

Dr Dubad Aadan Maxamed wuxuu sidoo kale Ergo u sheegay in dadka naafada ah ee gaarayay 70ka qof lagu dheerigaliyay in ay caruurtooda keenaan xarumaha talaalka cudurada lixda ah ee dila caruurta oo dhawaan dalka ka bilaaban doona dhawaan.

Previous Post

BAYDHABO: DUGSI XIRFADO SHAQO BARAYA HAWEENKA

Next Post

DHIBAATOOYINKA HOR TAAGAN OLOLAHA TALAALKA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DHIBAATOOYINKA HOR TAAGAN OLOLAHA TALAALKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo