Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DEGMADDA JANAALE OO AY KA TAGAN TAHAY ADEEG LA’AAN CAAFIMAAD

Radio Ergo by Radio Ergo
May 9, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool degmadda Janaale oo ah goobaha uu daadadka webigu saameeyeen ayeysan ka jirin adeegyo caafimaad. Siday sheegayaan dadkaasi xiliga ay soo wahahaan cuduraddu ayey u aadan goobo aad uga fog Janaale.

Farxiyo Jimcaale oo ku nool tuulada Cabulle oo ka tirsan degmadda Janaale kana xigta dhina galbeed 7km, ayaa sheegaya inay u bahan yihiin hagaajinta adeegyadii caafimaad ayna wakhtigaan ugu daran tahay hanaanka saxadda oo ma lahan musqulo, qofka markuu xanuunsadana ay u qaadaan Marka, Farxiyo ayaa sheegtay in dadka qaar ay ku qaadaan gaari dameero gaarsiiyo Marka lagana qaato lacag dhan 150 dollar, qofkii aan awoodinna uu u dhimanyo adeeg la’aan.

Khadiijo Nuur Maxamed oo iyana ka tirsan dadka tuladaas ayaa sheegtay inaysan haysan shaqo, carruurtoodana aysan u helayn adeeg caafimaad, tacliin, mana jirto ceel laga cabo, waxanan ku jirnaa go’doon nololeed.

Sacdiyo Maxamed oo ah gudomiyaha urur maxali ah lana yiraahdo SORDO oo ka shaqeeya deegaankas ayaa sheegtay in tuulooyin tiro badan oo Janaale ah aysan ka jirin adeegyo dhinaca nolosha ahi, oo ay ka magacawday Buulo Xamaali, Buulo Sheikh Abukar,Buulo Dukaan iyo  Canbanaana  “ dadka dhulkaas ku nool ay aad u tamar xun yihiin, xag caafimaad, dhaqaale iyo nololeed, metelan haddii islaani foolato oo umuliso dhaqameedku wax ka qaban waydo waxay noqotaa mararkaas  in lagu qaadi gaari dameer oo lagu gaarsiiyo Marka, duruuftaasna waad fahmi kartaan siday tahay”.

Cabdi Idiris Maxamed oo ah gudoomiyaha degmadda Janaale ayaa sheegay in hal MCH oo aad u kooban ku yaal Janaale ayna maamusho hay’ad la dhaho Cosov fadhigeeduna yahay Marka,  mana soo gaarto daawyo ku filan, iyadoo isbitaalkii degmadduna ku xirmay dagaaladdii wakhti hore ka bilowday wadanka, “deegaanku waa balaaran yahay, dadka ku noolna waa beeralay ku teedsan webiga, ayna saameyeaan daadadka iyo cuduradda kale, haddana waxaa ka jira deegaanka xanuunadda duumada, shubanka iyo kaadi dhiig, mana hayno wax daawo ah,  isbitaal la’aantuna dhibkay leedahay ayaana dhamaan dadku ogyihiin, waxanan codsanaynaa in daawo yaridda hada taagan iyo goob caafimaad oo aan jirin nalaga taageero”

Adan Diyashe/MH

Previous Post

SAADAASHA ROOBKA EE TODDOBAADKA

Next Post

Xarun caafimaad oo markii ugu horreysay laga hirgeliyay kaamamka jowle ee duleedka garoowe

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xarun caafimaad oo markii ugu horreysay laga hirgeliyay kaamamka jowle ee duleedka garoowe

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo