Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

SAADAASHA ROOBKA EE TODDOBAADKA

Radio Ergo by Radio Ergo
May 9, 2013
in Masiibooyinka
0
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Intii lagu guda jiray toddobaadkii hore ee  (1da ilaa 7da Mey, 2013), Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa helay roobab culus. Waqooyiga dalka ayaa iyagana helay rooab dhexdhexaad ah. Balse ka yara yar kuwii toddobaadyadii hore.

Heerarka biyaha webiyada Jubba iyo Shabeelle ayaa kordhay maalmihii lasoo dhaafay, sidaa daraaddeed khatar fatahaad ayaa ka jirta qararka jilicsan ee webiga Shabeelle, halka khatar yar oo fatahaad uu geysan karo webiga Jubba.

Inta lagu gudan jiro 7da maalmood ee (8da –14ka Mey, 2013) koofurta iyo bartamaha dalka ayaa la filayaa in rooba yar ay helaan. Roobab iska dhexdhexaad ah ayaa la filayaa inay ka da`aan gobollada waqooyi ee dalka.

Intii lagu guda jiray bishii hore ee Abriil qeybo ka mid ah dalka gaar ahaan koofurta ayaa waxaa saameeyay daadad daba socdya roobab xooggan oo ka da`ay gudaha Soomaaliya iyo buuralleyda sare ee Itoobiya.

Biyo qabatinnada webiyada Jubba iyo Shabelle ayaa helay roobab lixaad leh. Daadadkan ayaa horseeday burbur hanti iyo dhismooyin iyo barakaca dad. Hay`adaha gargaarka ayaa siyaabo kala duwan u taageerayay bulshada ay waxyeelladu gaartay, iyadoo ay ka mid ahayd xiridda biyaha ay daadadku soo rogeen, qeybinta waxyaabah aan cuntada ahayn, sifeynta biyaha iyo dib u dhisidda qararka webiga si dadku ay dib ugu laabtaan guryahooda.

Warbixintan waxaa idiin soo diyaariyay mashruuca maamulka biyaha iyo dhulka Soomaaliya SWALIM oo ka tirsan hay`adda cunnada iyo beeraha QM u qaabilsan ee FAO.

 

Previous Post

Dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee dhadhaab oo ka codsanaya madaxda soomaaliya inay soo booqdaan

Next Post

DEGMADDA JANAALE OO AY KA TAGAN TAHAY ADEEG LA’AAN CAAFIMAAD

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DEGMADDA JANAALE OO AY KA TAGAN TAHAY ADEEG LA’AAN CAAFIMAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo