Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Tallaal shaneysan oo markii ugu horreysay laga billaabayo Soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
April 25, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankTallaallada cudurrada cagaarshowga iyo xanuunnada ku dhaca maskxada carruurta ee Maskax-garaadka ama manjajiska ayaa markii ugu horreysay Soomaaliya lagu soo biiriyay tallaalladii saddexnaa ee la siin jiray carruurta Soomaaliyeed.

Waxaa gudaha Soomaaliya markii hore carruurta la siin jiray tallaal saddexan oo looga difaaci jiray cudurrada kala ah xiiqdheerta, gowracatada  iyo teetanada, waxaana hadda lagu soo kordhiyay cudurrada cagaarshowga iyo maskax-garaadka.

Dr yaasiin Nuur Bile oo ah maamulaha barnaamijka tallaalka fidsan ee wasaaradda adeegga bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in carruurta Soomaaliyeed %60 laga tallaalay cudurrada dilaaga ah, sidaa darteed haatan ay isla garteen hay`adaha caafimaadka in talaalladii hore ee saddexnaa laga dhigo mid shaneysan.

“%24 dadka Soomaaliyeed waxay u dhintaan cudurka  maskax garaadka, halka cagaashowgana toro badan ay u dhintaan, sidaa darteed tallaalkan fursad wanaagsan ayuu u yahay carruurta, si markey weynaadaan uga badbaadaan cudurradan halista ah.” Ayuu yiri Dr Yaasiin.

Tallaalkan ayaa waxaa maalgeliyay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO iyo sanduuqa badbaada carruurta ee UNICEF, waxaana fulinaya wasaaradaha caafimaadka Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland, iyadoo lagu beegsan doono tobnaan kun oo carruur ku nool gudaha Soomaaliya, kuwaasoo da`doodu ay ka hooseyso 1 sano jir, sida ay sheegeen howlwadeennada tallaalkan.

Cabdiraxmaan Xaaji/Yuusuf Keynaan/FM

Previous Post

GAADIIDLEY KA CABANEYSA ISBAAROOYINKA YAALLA WADDOOYINKA KA BAXA MUQDISHO

Next Post

Barakacayaasha Ceelwaaq oo codsanaya gargaar

Related Posts

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Barakacayaasha Ceelwaaq oo codsanaya gargaar

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-AUG-2026

IDAACADDA 27-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-AUG-2026
August 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-AUG-2026
August 26, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-AUG-2026
August 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-AUG-2026
August 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-AUG-2026
August 23, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo