Dhalinyaro soomaaliyeed oo tahriib ahaan ku soo galay dalka Libya muddana halkaasi ku sugnaa ayaa haatan doorbiday inay dalkooda dib...
Saddex nin oo xamaalato ahaa oo shalay lagu dilay xerada qaxootiga Ifo, deegaanka Dhadhaab gobolka Woqooyi-bari Kenya ayaa waxaa walaac...
QM ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay awooddeeda isugu geyso dhammeynta tacaddiyada loo geysanayo warfidiyeennada Soomaaliyeed, oo sanadkan dhexdiisa gudaha...
Boqolaal goobood oo ganacsi ayaa shalay ku basbeelay dab xoogan oo baabi’iyay suuqii xerada dhagaxleey halkaa oo uu dabku gaaray dhul...
Xerada Dhagaxleey oo kamid ah xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo ay ku jiraan ku dhawaad nus malyuun qaxooti Soomaali ah...
Dadkan Naafada oo isugu jira Rag iyo Haween oo aan ku booqday kaamka Seybiyaano oo ay ka deganyihiin magaalada Muqdisho...
Iyadoo dhowaan ay sheegtay qaramada midoobay inay yaraatay macaluusha Soomaaliya ka jirtay ayaa haddana maalmihii lasoo dhaafay waxaa isa soo taraya...
Muhaajiriin Soomaali ah oo ka badan 600 ayaa waqtigaan ku xiran xabsiyo kala geddisan oo ku yaalla dalka Liibiya, dadkaan...
Sanad ka hor maanta, qalalaasaha ka jira Geeska Afrika wuxuu gaaray heer aan waxba laga qaban Karin markii QM ay...
Deegaannada ugu daran ee dhibaatooyinka nolol xumo laga soo sheegayao ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka mid ah Afmadow,...
IDAACADDA 07-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo