Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QM OO SOO BANDHIGTAY CODSIGEEDA GARGAAR EE SANADKA 2013KA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 17, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
QM OO SOO BANDHIGTAY CODSIGEEDA GARGAAR EE SANADKA 2013KA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQM iyo la howlgaleyaasheeda ayaa codsanaya $8.5 bilyan si loogu gargaaro 51 milyan oo qof oo ku nool caalamka, sanadka soo socda ee 2013ka.

Isku xiraha arrimaha bini`adaannimada iyo gargaarka deg degga ah ee QM, Valerie Amos, ayaa sheegtay  in dadka u baahan gargaarka ay yihiin kuwo guryahooda laga soo barakicyay oo ay heyso gaajo isla markaana ay saameeyeen musiibooyinka dabiiciga ah.

Xafiiska arrimaha bini`aadannimada QM, OCHA ayaa sheegay in 15 dal ay yihiin kuwo diiradda saaran sida Afghanistan, Burkina Faso, Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Chad, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Kenya, Mali, Mauritania, Niger, Philippines, Somalia, South Sudan, Sudan, Yemen iyo Zimbabwe.

Ms. Amos ayaa carrabka ku adkeysay baahida ka jirta qaar ka mid ah waddamadaas, iyadoo sheegtay  in hal milyan oo carruur ku sugan Yemen ay heysato nafaqo-darro, halka  1.7 million oo qof oo ku sugan Niger ay heysato cunno yaraan, iyadoo haaf milyan laga soo barakicyay gurayhooda ku yaalla Koofurta Suudaan ay u baahan yihiin gargaar deg-deg ah.

Codsiga gargaarkan ayaa hoos imaanaya hannaanka codsiga isku xiran ee loo soo gaabiyo (CAP), kaasoo tan iyo intii QM ay hirgelisay sanadkii 1991dii noqday hab ay dunida iyo ururrada samafalkaba u adeegsadaan qorsheynta, isku dubbaridka, maalgelinta, hirgelinta iyo kormeerka waxqabadyadooda.

Previous Post

PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY

Next Post

BAAHI BIYOOD OO KA TAAGAN GADOON

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
BAAHI BIYOOD OO KA TAAGAN GADOON

BAAHI BIYOOD OO KA TAAGAN GADOON

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-SEP-2026

IDAACADDA 13-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-SEP-2026
September 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo