Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 16, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa shalay gelinkii dambe magalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka  Puntland la soo gaarsiiyay 22 ajaanib ah, kuwaasoo muddo saddex sano ah gacanta ay ku hayeen burcad badeedda Soomaaliyeed.

Ajaanibtan oo badankood kasoo jeeda waddamada qaaradda Aasiya oo qaarkood qabay dhaawacyo soo gaaray xilligii afduubka lagu heystay ayaa haatan xaaladdooda caafimaad ay wanaagsan tahay, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidanka badda Puntland, Cabdirisaaq Diiriye Faarax, wuxuuna yiri “La heystayaashan markii aan soo furaneynay afar qof ayaa dhaawac uu soo gaaray, hal qofna wuu dhintay, laakiin muhiimaddu waxay ahayd inaan kasoo furanno gacanta burcad badeedda, haddana caafimaadkoodu aad ayuu u wanaagsan yahay.”

Kabtanka marakabka ay burcad badeedku afduubteen Cali Saalax, oo kasoo jeeda dalka Yemen ayaa ciidamada badda ee Puntland uga mahad celiyay sidii ay usoo badbaadiyeen, wuxuuna sheegay inuusan marnaba fileyn inay ka badbaadayaan burcad badeedda.

Badanaa xeebaha Puntland ayaa waxaa ka dhaca afduubyada noocan oo kale ah, iyadoo dowladda Puntland ay marar badan dadaal u gashay soo furashada dad ay afduubteen burcad badeedda.

Xaliima-sacdiya Cabdullaahi Cali/FM

Previous Post

ODC: 27% DADKA LA TAHRIIBIYO WAA CARRUUR

Next Post

QM OO SOO BANDHIGTAY CODSIGEEDA GARGAAR EE SANADKA 2013KA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
QM OO SOO BANDHIGTAY CODSIGEEDA GARGAAR EE SANADKA 2013KA

QM OO SOO BANDHIGTAY CODSIGEEDA GARGAAR EE SANADKA 2013KA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo