Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

ODC: 27% DADKA LA TAHRIIBIYO WAA CARRUUR

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 13, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
DOWLADDA KMG AH EE SOOMAALIYA OO SAXIIXDAY HESHIISKA JOOJINTA ASKAREYNTA CARRUURTA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWarbixin cusub oo ay Qaramada Midoobay ka soo saartay arrimaha kala gudbinta dadka ayey ku sheegtay in sanadihii tegey 27% dadka la tahriibiyey ahaayeen carruur. Warbixintan oo sanadle ah ayna soo saaray waaxda denbiyada iyo maandooriyaha ee ODC ayey ku soo bandhigtay baaritaan ay samaysay intii u dhaxaysay 2007 ilaa 2010.

Tahriibinta dadka sida sharci darrada ah ayaa u bahan hannaan sharci oo adag oo difaaca dhibbanayaasha caddaaladdana hor keena kuwa denbiilayaasha ah, iyadoona u bahan in loo maro adkaynta waaxaha socdaalka iyo hirgelinta sharciyada shaqaalaha ayuu yiri madaxa guuud ee ODC yury Fedotov.

Warbixintaan waxay soo bandhigtay dadka la tahriibiyey iney qaar badani yihiin gabdho yaryar kuwasoo noqonaya saddex meelood laba, halka inta kalena yihiin wiilal.

Kala gudbinta dadka ayaana ku dhisan hannaan farsamaysan oo isku xiran min gobol ilaa qaran ilaa calami, keliyana looga hor tegi karo hannaan calamiya oo dhammaan waddamadu ka wada qayb qaataan, iyadoona sharciga caalamiga ah ee joojinta kala gudbinta dadka ay ilaa hadda ansixiyeen 133 waddan, inkastoo uusan haddana si hagaagsan u shaqayn.

ODC warbixintaan ay soo saartay ayey ku xustay goobaha waqtigan ugu badan ee dadka laga soo tahriibiyo 68% ayaa ah qaarada Afrika iyo Bariga dhexe halka 39% laga soo tahriibiyo dadka bariga iyo koonfurta Aasiya iyo waddamada ku yaalla Basoofik,  27% ayaa ah qaradaha Ameeriaka halka Yurub iyo bartamaha Aasiyana noqotay 16%.

Dadka waqtigan ugu badan ee la tahriibiyo ayaan sidoo kale warbixintu ku sheegtay iney yihiin haweenka, noqdana dhibbanayaal gacanta u gala arxan laawayaal dhaqaale doon ah.

UNODC ayaa warbixinteedaan ku soo afmeertay in dhibbaatadaan ay fursad siisay dawladaha iyo dadka aan aqoon fiican u lahayn culayska denbi ee arrintaan leedahay iyo malaayiinta la tahriibiyo dhibaatada loo geystay, waxayna golaha ammaanka ugu baaqday in la dardar geliyo sharciga caalamiga ah ee laga soo saaray arrimaha kala gudbinta dadka sanadkii 2000 kaasoo ka dhigaya denbi calami ah, xididdadana loogu siibo kuwa dhaqaalaha ka sameeya arrimahan.

Previous Post

NATIIJO LAGU MURMAY OO LOO GUDBIYAY MAXKAMADDA HARGEYSA

Next Post

PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY

PUNTLAND OO SOO FURATAY AJAANIIB AFDUUB LAGU HEYSTAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo