Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

XAALADDA MAGAALADA NDOLA OO DEGGAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 18, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
XAALADDA MAGAALADA NDOLA OO DEGGAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWararka laga helayo magaalada  Ndola ee dalka  Zambiya ayaa  sheegaya in xaaladdu ay iminka  tahay mid xasilloon ka dib  rabshado iyo bartilmaameedsi ka dhan ah Soomaalida oo dhowaan halkaasi ka dhacay.

Dhowaan ayaa ganacsade Soomali ah uu dil u geysatay nin dalkaasi u dhashay oo u shaqeynayay, ka dib markii uu mushaar weydiistay dhowr jeer, taasina waxay dhalisay rabshado baahsan oo sababay in la dhaco dukaamo ay Soomaali halkaasi ku lahaayeen, gawaaridooda la gubo, lana burburiyo guryahooda. Ciidamada ammaanka dalkaasi ayaa markii dambe goobta soo gaaray, iyagoo kala ceyriyay dadkii Sambiyaanka ahaa ee careysnaa, isla markaana rabshadaha sameynayay.

Qalalaasahaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmay ilaa toddoba ruux oo Soomalia ah, sida uu raadiyo Ergo u xaqiijiyay qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Zambiya, Cabdirashiid Sheekh Xasan, wuxuuna sheegay ina xaalad degganaansho ah ay jirto, hase ahaatee aan caga badan ku taagnayn.

“Xaaladdu hadda aad ayay u deggan tahay, laakiin waa mid aan laysku hallayn Karin, waxaa jira dibad baxyo la abaabulayo kuwaasoo saamayn kara magaalada indhola ee rabshaduhu ka dheceen, sicir barar ayaa wadadnka kajira waxaa lagayaabaa in dib ay usoo laabtaan rabshadihii magaalada  Ndola ee dalka  Zambiya.”

Faaduma Cali Nuur, oo deggan magaalada Ndola ayaa sheegtay “Dadkii joogay magaalada oo dhan ayaa nagu soo dareeray,  mid baangad sita iyo mid bir wata, guryihii ayay noogu soo galeen, wixii ay qaadan karayeen ayay qaateen, baabuurtana way gubayeen, guryaha intay alaabta bannaanka uga saaraan ayay gubayeen.”
Waddanka Zambia ayaa waxaa deggan Soomaali badan oo ganacsato ah, kuwaasoo dalkaasi degganaa muddo dheer, sidoo kalena waxaa ku nool qaxooti  Soomaaliyeed oo deggan xerada qaxootiga Maheeba.

Faarax Dubbad/FM/AM

Previous Post

SHIMBIRO DUULLAAN KU AH BEERAHA BELEDWEYNE

Next Post

IN KA BADAN 19 TAHRIIBAYAAL AH OO KU DHINTAY XEEBAHA BARI

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
IN KA BADAN 19 TAHRIIBAYAAL AH OO KU DHINTAY XEEBAHA BARI

IN KA BADAN 19 TAHRIIBAYAAL AH OO KU DHINTAY XEEBAHA BARI

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo