Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

SHIMBIRO DUULLAAN KU AH BEERAHA BELEDWEYNE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 17, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
SHIMBIRO DUULLAAN KU AH BEERAHA BELEDWEYNE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBeeraleydan oo aan gaarin marxaladda goosashada beerta ayaa waxay sheegayaan inay ku sugan yihiin xaalad adag, isla markaana sahaydii gaarsiin lahayd gooashada tacabkooda ay ka idlaatay.

Qaar ka mid ah beeraha ku yaalla dhinaca koofureed ee magaalada Beledweyne  ayaa ka mid ah kuwa sida aadka ah ay u cunayaan shimbiruhu. Maxamed Cismaan Sheekh Cabdi, oo ka mid ah beeralleydaasi ayaa isagoo ku sugan beertiisa oo uu ka dhowrayay shimbiraha u sheegay raadiyo Ergo “Beerta gees dhan ayay ka cuneen shimbiraha, xilligii abaarta ayaan abuurnay beeraha, haatan oo roobku da`ay barwaaqana la helay ayaa waxaan qaati ka taagannahay shimbirahan, rajana kama qabno dalagyada sanadkan.”

Dalagyada ay beeraleydan beerteen ayaa waxaa u badan haruurka, iyagoo la arkayay waayadan dambe in suuqyada magaalada Beledweyne ay u iibgeynayeen bal qoyan oo ay mirihii ku yaallaan, taasoo sababtay shimbiraha ka cunaya dalagyadooda.

“Aniga duruuf ayaa igu kalliftay inaan balka qoyan suuqa u iib geeyo, sababtoo ah wax la`aan ayaa i heysa oo qoysku  wuxuu cuno ma heysto, beerihii aan rajada ka qabnayna shimbiro ayaa naga cunay.” Sidaas waxaa yiri Xuseen Cabdullaahi Sheekh, oo ka mid ah dhibbanayaasha shimbiruhu ay ka cuneen dalagyada.

Beeraleydan ayaa sheegay inaysan hay`adaha samafalka ee deeganka ka helin wax caawinaad ah, iyagoo haatan dalbanaya in laga caawiyo sidii ay shirbiraha uga celin lahaayeen dalagyada beerahooda.

Cabdullaahi Salaad/FM/AM

Previous Post

BAAHI BIYOOD OO KA TAAGAN GADOON

Next Post

XAALADDA MAGAALADA NDOLA OO DEGGAN

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
XAALADDA MAGAALADA NDOLA OO DEGGAN

XAALADDA MAGAALADA NDOLA OO DEGGAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo