Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 21, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool  degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa hadda kasoo kabanaya saameyntii ay ku reebeen colaadihii ka jiray gudaha degmada iyo nawaaxigeeda isla markaana did u dhisanaya noloshooda, sida uu raadiyo Ergo u sheegay guddoomiyaha degmadaasi Cabdixakiim Xaaji Cumar.

“Degmada Afmadow waa degmo ballaaran oo dad badan ay ku nool yihiin, dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxaa ka jiray dagaallo saameeyay dadka rayidka ah, hase yeeshee hadda dadku way soo kabanayaan rajadooda mustaqbalkana ma xuma, xoogaa gaargaar ahna way heleen,”ayuu yiri guddoomiyuhu.

Cabdixakiim ayaa sidoo kale sheegay in inkastoo colaadihii iyo abaarihii soo maray dadka iyo deegaanka ay galaafteen hanti wixii ay dadku lahaayeen, haddana dadka ku nool degmada Afmadow iyo agagaarkeeda ay hadda bilaabeen inay dhaqdaan hanti wixii u badbaaday oo ay dib usoo ceshadaan noloshoodii hore.

Dhanka kale degmada Afmadow waxaa ka jirta baahi dhanka caafimaadka ah, ayadoo uusan si rasmi ah u shaqeyneynin isbitaalka guud ee degmada.

Dagaallo iyo abaaro isbiirsaday oo ragaadiyay noloshii dadka iyo duunyada ayaa in muddo ah ka taagnaa deegaanno ka tirsan gobbolka Jubbada Hoose, waxaana hadda deegaannadii ay colaadaha iyo abaaruhu ku dhufteen ka jirta nolol wax yar dhaanta tii hore.

Khadar Maxamuud Xareed/FM

Previous Post

QOYSAS AMMAAN DARRO UGA BARAKACAY TUULADA BUUFOW

Next Post

PUNTLAND OO KA DIGTAY DUUFAANNO KU SOO WAJAHAN XEEBAHA BARI

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
PUNTLAND OO KA DIGTAY DUUFAANNO KU SOO WAJAHAN XEEBAHA BARI

PUNTLAND OO KA DIGTAY DUUFAANNO KU SOO WAJAHAN XEEBAHA BARI

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo